{"id":556694,"date":"2026-02-15T14:10:27","date_gmt":"2026-02-15T11:10:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556694"},"modified":"2026-02-15T14:10:27","modified_gmt":"2026-02-15T11:10:27","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-cirka-sanad-guurada-66-aad-ee-aas-aaskooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-cirka-sanad-guurada-66-aad-ee-aas-aaskooda\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga oo hambalyo u diray Ciidanka Cirka sanad-guurada 66-aad ee aas-aaskooda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Cirka Soomaaliyeed munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee ka soo wareegtay aaasaaskooa.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu si gaar ah u bogaadiyay doorka muhiimka ah ee Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ku leeyihiin difaaca qaranka, taageeridda hawlgallada la dagaallanka argagixisada, fulinta samatabbixinta degdegga ah, iyo ka qayb-qaadashada sugidda amniga guud ee dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka ayaa ku ammaanay Ciidanka Cirka geesinimada, hufnaanta, iyo heeganka joogtada ah ee ay u muujiyaan difaaca dalka iyo ilaalinta badqabka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Cirka Soomaaliyeed munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee ka soo wareegtay aaasaaskooa. Wasiirku waxa uu si gaar ah u bogaadiyay doorka muhiimka ah ee Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ku leeyihiin difaaca qaranka, taageeridda hawlgallada la dagaallanka argagixisada, fulinta samatabbixinta degdegga ah, iyo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":556695,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556694","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556694","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556694"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556694\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556696,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556694\/revisions\/556696"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/556695"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556694"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556694"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556694"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}