{"id":556689,"date":"2026-02-15T10:36:24","date_gmt":"2026-02-15T07:36:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556689"},"modified":"2026-02-15T10:39:38","modified_gmt":"2026-02-15T07:39:38","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-cirka-xuska-sanad-guuradii-66-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-cirka-xuska-sanad-guuradii-66-aad\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Hambalyo u diray Ciidanka Cirka Xuska Sanad-guuradii 66-aad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S\/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), kuwaas oo maanta u dabaal-degaya sanad-guuradii 66-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskooda.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa ku ammaanay Ciidanka Cirka doorkooda muhiimka ah ee ay kaga jiraan difaaca qaranka, ilaalinta hawada dalka, iyo ka qeyb-qaadashada howlaha amniga iyo badbaadinta shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan hambalyo u dirayaa Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil-xigeennada, Alifleyda iyo Dableyda Ciidanka Cirka ee XDS oo maanta u dabaal-degaya xuska sanad-guurada 66-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskooda,\u201d ayuu yiri Taliye Ibraahim Maxamed Maxamuud.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Taliyaha ayaa ku boorriyay Ciidanka Cirka inay sii laba jibbaaraan dadaalkooda, isla markaana xoojiyaan wadajirka iyo heeganka ay u hayaan difaaca dalka, si loo xaqiijiyo amni iyo xasillooni waarta.<\/p>\n<p>Ciidanka Cirka Soomaaliyeed oo la aas-aasay 15-kii Feberaayo sanadkii 1960-kii, ayaa muddo dheer laf-dhabar u ahaa difaaca hawada dalka, inkastoo ay soo mareen marxalado kala duwan oo dib-u-dhis iyo tayeyn ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S\/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), kuwaas oo maanta u dabaal-degaya sanad-guuradii 66-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskooda. Taliyaha ayaa ku ammaanay Ciidanka Cirka doorkooda muhiimka ah ee ay kaga jiraan difaaca qaranka, ilaalinta hawada dalka, iyo ka qeyb-qaadashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":556690,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556689","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556689"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556693,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556689\/revisions\/556693"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/556690"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}