{"id":556570,"date":"2026-02-14T11:37:44","date_gmt":"2026-02-14T08:37:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556570"},"modified":"2026-02-14T11:37:44","modified_gmt":"2026-02-14T08:37:44","slug":"raiisulwasaare-xamse-in-ka-badan-7-milyan-oo-soomaali-ah-ayaa-xoolahoodii-ku-waayay-abaarta-jirta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisulwasaare-xamse-in-ka-badan-7-milyan-oo-soomaali-ah-ayaa-xoolahoodii-ku-waayay-abaarta-jirta\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisulwasaare Xamse: In ka badan 7 milyan oo Soomaali ah ayaa xoolahoodii ku waayay abaarta jirta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo xalay hadal ka jeediyey madal lagu xusayey guulaha laga gaaray ka qayb galka shirkii isbeddelka cimilada adduunka ayaa sheegay in abaarta ka jirta dalka ay saameyn ballaaran ku yeelatay shacabka Soomaaliyeed, isaga oo xusay in ku dhowaad 7 milyan oo qof ay xoolahoodii ku waayeen xaaladda adag ee abaaraha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in abaartu ay si gaar ah u saameysay bulshooyinka ku tiirsan xoolaha nool, kuwaas oo laf-dhabar u ah dhaqaalaha dalka iyo nolosha miyiga. Wuxuu carrabka ku adkeeyay in xaaladdu u baahan tahay gurmad degdeg ah oo mideysan.<\/p>\n<p>\u201c7 milyan oo Soomaali ah ayaa xoolahoodii ku waayay abaarta jirta, waxaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqayaa inay u gurmadaan dadka dhibaataysan,\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaruhu.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ra\u2019iisul Wasaare Xamse ayaa ugu baaqay ganacsatada, culimada, qurba-joogta iyo hay\u2019adaha samafalka inay kaalin mug leh ka qaataan gurmadka loo fidinayo dadka ay abaartu saameysay, si loo yareeyo saameynta ba\u2019an ee ka dhalatay biyo la\u2019aanta iyo daaq la\u2019aanta.<\/p>\n<p>Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay wado dadaallo lagu xoojinayo gurmadka bani\u2019aadannimo, isla markaana ay la shaqeynayso hay\u2019adaha gudaha iyo kuwa caalamiga ah si loo gaarsiiyo gargaar degdeg ah meelaha ay dhibaatadu sida gaarka ah u saameysay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo xalay hadal ka jeediyey madal lagu xusayey guulaha laga gaaray ka qayb galka shirkii isbeddelka cimilada adduunka ayaa sheegay in abaarta ka jirta dalka ay saameyn ballaaran ku yeelatay shacabka Soomaaliyeed, isaga oo xusay in ku dhowaad 7 milyan oo qof ay xoolahoodii ku waayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":556566,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556570","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556570","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556570"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556570\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556571,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556570\/revisions\/556571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/556566"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556570"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556570"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556570"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}