{"id":556504,"date":"2026-02-13T14:52:52","date_gmt":"2026-02-13T11:52:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556504"},"modified":"2026-02-13T14:52:52","modified_gmt":"2026-02-13T11:52:52","slug":"wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-soo-dhoweeyay-wafdi-ka-socday-jaamacaad-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-soo-dhoweeyay-wafdi-ka-socday-jaamacaad-carabta\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada XFS oo soo dhoweeyay wafdi ka socday Jaamacaad Carabta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;.Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi ka socday Jaamacadda Carabta oo uu hoggaaminaayey Xoghayaha Guud Dr.Maxamed Walad Acmar.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo wafdiga uu horkacayo Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta ,ahna wakiilka Waxbarashada, Dhaqanka iyo Cilmiga waxa ay kulan ay yeesheen ay kaga wada hadleen qodobbo ay kamid yihiin kor u qaadidda iyo horumarinta waxbarashada iyo tacliinta dalka.<\/p>\n<p>Imaatinka wafdiga ka socda Jaamacadda carabta oo salka ku hay indho indheynta xaaladda dalka iyo sidii loo yeelan laha\u00a0 xiriir dhinacyo badan oo u dhaxeeya maamulka Jaamacadda Carabta iyo wasaaradda waxbarashada XFS.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-556507 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/waf3.png\" alt=\"\" width=\"1062\" height=\"527\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/waf3.png 1062w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/waf3-300x149.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/waf3-1024x508.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/waf3-768x381.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/waf3-860x427.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1062px) 100vw, 1062px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-556508 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/waf4.png\" alt=\"\" width=\"1065\" height=\"521\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/waf4.png 1065w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/waf4-300x147.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/waf4-1024x501.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/waf4-768x376.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/waf4-860x421.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1065px) 100vw, 1065px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;.Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi ka socday Jaamacadda Carabta oo uu hoggaaminaayey Xoghayaha Guud Dr.Maxamed Walad Acmar. Wasiirka iyo wafdiga uu horkacayo Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta ,ahna wakiilka Waxbarashada, Dhaqanka iyo Cilmiga waxa ay kulan ay yeesheen ay kaga wada hadleen qodobbo ay kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":556506,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556504","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556504","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556504"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556509,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556504\/revisions\/556509"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/556506"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}