{"id":556496,"date":"2026-02-13T14:24:02","date_gmt":"2026-02-13T11:24:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556496"},"modified":"2026-02-13T14:26:44","modified_gmt":"2026-02-13T11:26:44","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-shirguddoomiyay-kulan-doceed-kamid-ah-shir-madaxeedka-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-shirguddoomiyay-kulan-doceed-kamid-ah-shir-madaxeedka-afrika\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shirguddoomiyay kulan doceed kamid ah shir-madaxeedka Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo ay barbar socoto qabsoomidda Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, isaga oo ah Isu-duwaha Kooxda A3, ayaa guddoomiyay Shirkii Lixaad ee Heerka Wasiirrada A3.<\/p>\n<p>Shirka waxaa ka soo qaybgalay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Liberia, Marwo Sara Beysolow Nyanti; Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, Marwo No\u00eblla Ayeganagato Nakwipone; Guddoomiyaha Midowga Afrika ee Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka, Danjire Bankole Adeoye; iyo Kormeeraha Joogtada ah ee Midowga Afrika u fadhiya Qaramada Midoobay, Danjire Mohamed Fathi Edrees.<\/p>\n<p>Wasiirradu waxay mar kale xaqiijiyeen sida ay uga go\u2019an tahay horumarinta mudnaanta iyo danaha Afrika ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyaga oo adkeeyay baahida loo qabo xoojinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda u dhexeysa Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika iyo Kooxda A3, si loo mideeyo codka Afrika loona kordhiyo saamaynteeda istaraatiijiyadeed ee heer caalami.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxay carrabka ku adkeeyeen muhiimadda midnimada Afrika oo ku dhisan aragti istaraatiiji ah oo cad iyo mabda\u2019 wada-tashi ku saleysan, xilli ay jirto hubanti la\u2019aan sii kordhaysa oo ka jirta nidaamka caalamiga ah, iyaga oo ku baaqay in la dhowro lana xoojiyo nidaamka wada-jirnimada caalamiga ah (multilateralism).<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-556499 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/l.png\" alt=\"\" width=\"761\" height=\"509\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/l.png 761w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/l-300x201.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/l-330x220.png 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/l-420x280.png 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/l-615x410.png 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 761px) 100vw, 761px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-556502 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/l3.png\" alt=\"\" width=\"766\" height=\"509\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/l3.png 766w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/l3-300x199.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/l3-330x220.png 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/l3-420x280.png 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/l3-615x410.png 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 766px) 100vw, 766px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo ay barbar socoto qabsoomidda Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, isaga oo ah Isu-duwaha Kooxda A3, ayaa guddoomiyay Shirkii Lixaad ee Heerka Wasiirrada A3. Shirka waxaa ka soo qaybgalay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Liberia, Marwo Sara Beysolow Nyanti; Wasiir-ku-xigeenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":556498,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556496","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556496","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556496"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556503,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556496\/revisions\/556503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/556498"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}