{"id":556352,"date":"2026-02-12T10:57:40","date_gmt":"2026-02-12T07:57:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556352"},"modified":"2026-02-12T11:14:23","modified_gmt":"2026-02-12T08:14:23","slug":"r-wasaare-ku-xigeenka-jfs-oo-soo-xiray-shirkii-akadeemiyad-goboleedka-afka-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-ku-xigeenka-jfs-oo-soo-xiray-shirkii-akadeemiyad-goboleedka-afka-soomaaliga\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Ku-xigeenka JFS oo soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka JFS Saalax Axmed Jaamac ayaa soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga,kaas\u00a0 oo muddo 4 cisho ah ka socday Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ay martigalisay Dowladda Soomaaliya waxaa ka qeybgalay gunaanadkiisii Wasiirka Waxbarashada XFS,Mudane Faarax C\/Qaadir.Waiir ku xigeenka Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlad Deegaanka Soomaalida Salaad Dhagar Yuusuf,Cali Afeey oo ah ergay ka socday Dalka Kenya iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ay soo xaadireen guddigga Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga waxaa looga dooday horumarinta iyo tayeynta afka soomaaliga,xoojinta cili barista afka, iaalinta hiddaha yoi dhaqanka iyo sare u qaadidda wadashaqeynta dalalka ku mideysan akademiyadda AGA.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka JFS Saalax Axmed Jaamac ayaa si rasmi ah u soo xiray shirkaasi,iyadoo laga soo saaray warmurtiyeed ku aadan qorshaha akademiyada ee mudada 3 da sano ee soo socota.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo xafladdii loo sameeyay gababagadii shirkaasi ka hadlay Guddoomiyaha Akademiyad Goboleedka Afka Soomaaliga Macallin Siciid Saalax iyo Guddoomiye ku xugeenkaIsmaaciil Cabdi Axmed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-556356 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/sa2.png\" alt=\"\" width=\"1066\" height=\"545\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/sa2.png 1066w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/sa2-300x153.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/sa2-1024x524.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/sa2-768x393.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/sa2-860x440.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1066px) 100vw, 1066px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-556357 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/sa3.png\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"545\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/sa3.png 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/sa3-300x151.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/sa3-1024x517.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/sa3-768x388.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/sa3-860x434.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka JFS Saalax Axmed Jaamac ayaa soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga,kaas\u00a0 oo muddo 4 cisho ah ka socday Magaalada Muqdisho. Shirkaan oo ay martigalisay Dowladda Soomaaliya waxaa ka qeybgalay gunaanadkiisii Wasiirka Waxbarashada XFS,Mudane Faarax C\/Qaadir.Waiir ku xigeenka Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlad Deegaanka Soomaalida Salaad Dhagar Yuusuf,Cali Afeey oo ah ergay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":556354,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556352","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556352","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556352"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556352\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556360,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556352\/revisions\/556360"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/556354"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556352"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556352"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556352"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}