{"id":556230,"date":"2026-02-11T12:42:04","date_gmt":"2026-02-11T09:42:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556230"},"modified":"2026-02-11T12:48:29","modified_gmt":"2026-02-11T09:48:29","slug":"wasiir-faaraxwasaaraddu-waxay-baahisay-adeegyada-waxbarashada-iyadoo-gaarsiisay-deegaannadii-laga-xorreeyay-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-faaraxwasaaraddu-waxay-baahisay-adeegyada-waxbarashada-iyadoo-gaarsiisay-deegaannadii-laga-xorreeyay-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Wasiir Faarax:Wasaaraddu waxay baahisay adeegyada waxbarashada iyadoo gaarsiisay deegaannadii laga xorreeyay Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si rasmi ah u furay maalinta 4-aad ee Shirweynaha 3-aad ee Waxbarashada Qaranka,ayaa ka hadlay daadejinta iyo kordhinta goobaha waxbarashada.<\/p>\n<p>wasiirka ayaa xusay in ay gaarsiiyeen adeegyada waxbarashada goobihii laga xorreeyey Khawaarijta Wasiirka ayaa yiri&#8221;Wasaaraddu waxay baahisay adeegyada waxbarashada iyadoo gaarsiisay deegaannadii laga xorreeyay Khawaarijta, si carruurta iyo dhallinyarada deegaankaas ay u helaan fursado waxbarasho oo ku habboon.&#8221;<\/p>\n<p>Dhinaca kale wasiir Faarax ayaa ku dhawaaqay in la dhisay xarumihii wasaaradddaha waxbarashadda Jubaland iyo Hirshabeelle dhowaan na la dhisi doono xarunta wasaaradda waxbarashada Waqooyi bari.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-556233 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801189123.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801189123.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801189123-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801189123-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801189123-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801189123-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801189123-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801189123-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801189123-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801189123-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-556234 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801183701.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801183701.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801183701-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801183701-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801183701-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801183701-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801183701-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801183701-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801183701-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770801183701-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si rasmi ah u furay maalinta 4-aad ee Shirweynaha 3-aad ee Waxbarashada Qaranka,ayaa ka hadlay daadejinta iyo kordhinta goobaha waxbarashada. wasiirka ayaa xusay in ay gaarsiiyeen adeegyada waxbarashada goobihii laga xorreeyey Khawaarijta Wasiirka ayaa yiri&#8221;Wasaaraddu waxay baahisay adeegyada waxbarashada iyadoo gaarsiisay deegaannadii laga xorreeyay Khawaarijta, si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":556234,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556230","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556230","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556230"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556230\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556237,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556230\/revisions\/556237"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/556234"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556230"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556230"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556230"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}