{"id":556073,"date":"2026-02-09T13:39:49","date_gmt":"2026-02-09T10:39:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556073"},"modified":"2026-02-09T13:39:49","modified_gmt":"2026-02-09T10:39:49","slug":"wasiirka-caafimaadka-oo-kulan-la-qaatay-agaasimaha-guud-ee-who","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-oo-kulan-la-qaatay-agaasimaha-guud-ee-who\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee WHO"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa magaalada Geneva kulan miro-dhal ah kula yeeshay Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka (WHO), Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo WHO, gaar ahaan horumarinta adeegyada caafimaad ee aasaasiga ah, taageerada hooyada iyo dhallaanka, kor u qaadista tababarka umulisooyinka, iyo doorka Soomaaliya ee Guddiga Fulinta ee WHO.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee WHO ayaa isla qaatay muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada-shaqayn dhow oo lagu horumarinayo nidaamka caafimaadka Soomaaliya, iyagoo si gaar ah diiradda u saaray xaaladaha adag iyo goobaha nugul.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa magaalada Geneva kulan miro-dhal ah kula yeeshay Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka (WHO), Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo WHO, gaar ahaan horumarinta adeegyada caafimaad ee aasaasiga ah, taageerada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":556074,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556073","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556073","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556073"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556073\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556075,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556073\/revisions\/556075"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/556074"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556073"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556073"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556073"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}