{"id":556053,"date":"2026-02-09T12:15:27","date_gmt":"2026-02-09T09:15:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556053"},"modified":"2026-02-09T13:08:34","modified_gmt":"2026-02-09T10:08:34","slug":"wasiirka-warfaafinta-oo-booqday-xarunta-dhexe-ee-machadka-sare-ee-warbaahinta-al-jazeera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-oo-booqday-xarunta-dhexe-ee-machadka-sare-ee-warbaahinta-al-jazeera\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta oo\u00a0booqday Xarunta Dhexe ee Machadka Warbaahinta Al-Jazeera"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa booqday Xarunta Dhexe ee Machadka Sare ee Warbaahinta Al-Jazeera ee magaalada Dooxa.<\/p>\n<p>Wasiirka waxaa xarunta ku soo dhoweysay isla markaana wadahadal iskaashi labada dhinac ah kula yeeshay Agaasimaha Machadka Eman Al Amri.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa booqday Xarunta Dhexe ee Machadka Sare ee Warbaahinta Al-Jazeera ee magaalada Dooxa. Wasiirka waxaa xarunta ku soo dhoweysay isla markaana wadahadal iskaashi labada dhinac ah kula yeeshay Agaasimaha Machadka Eman Al Amri.<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":556058,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556053","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556053"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556057,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556053\/revisions\/556057"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/556058"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}