{"id":556035,"date":"2026-02-09T09:12:40","date_gmt":"2026-02-09T06:12:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556035"},"modified":"2026-02-09T10:07:03","modified_gmt":"2026-02-09T07:07:03","slug":"dowladaha-soomaaliya-iyo-sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-amni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladaha-soomaaliya-iyo-sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-amni\/","title":{"rendered":"Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi dhinaca difaaca ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa heshiis iskaashi ciidan la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sucuudiga,\u00a0Sumuwal Amiir Khaalid Bin Salmaan.<\/p>\n<p>Heshiiskan ayaa lagu xoojinayaa iskaashiga dhinacyada difaaca iyo milateriga ee labada dal, waxaana uu diiradda saaraya arrimo kala duwan oo ay wada daneynayaan Soomaaliya iyo Sucuudiga, gaar ahaan amniga, tababarrada ciidamada iyo is-dhaafsiga khibradaha ciidan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa heshiis iskaashi ciidan la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sucuudiga,\u00a0Sumuwal Amiir Khaalid Bin Salmaan. Heshiiskan ayaa lagu xoojinayaa iskaashiga dhinacyada difaaca iyo milateriga ee labada dal, waxaana uu diiradda saaraya arrimo kala duwan oo ay wada daneynayaan Soomaaliya iyo Sucuudiga, gaar ahaan amniga, tababarrada ciidamada iyo is-dhaafsiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":556036,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556035","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556035","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556035"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556035\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556040,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556035\/revisions\/556040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/556036"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}