{"id":555914,"date":"2026-02-08T12:01:40","date_gmt":"2026-02-08T09:01:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=555914"},"modified":"2026-02-08T12:01:40","modified_gmt":"2026-02-08T09:01:40","slug":"wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-muqdisho-ku-soo-dhaweeyay-dhiggiisa-dalka-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-muqdisho-ku-soo-dhaweeyay-dhiggiisa-dalka-jabuuti\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay dhiggiisa Dalka Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, Dr. Nabiil Maxamed Axmed.<\/p>\n<p>Wasiirka Tacliinta Sare ee Jabuuti ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, kaas oo diiradda lagu saarayo horumarinta tayada waxbarashada, xoojinta iskaashiga dalalka gobolka, iyo dardargelinta hirgelinta qorshayaasha istiraatiijiyadeed ee waxbarashada dalka.<\/p>\n<p>Soo dhaweynta Wasiirka ayaa muujinaysa xiriirka walaaltinimo, iskaashi iyo wadashaqeyn dhow oo ka dhexeeya Jamhuuriyadaha Soomaaliya iyo Jabuuti, gaar ahaan dhinacyada waxbarashada iyo horumarinta aqoonta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-555915\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540687517-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540687517-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540687517-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540687517-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540687517-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540687517-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540687517-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540687517-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540687517.jpg 1440w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-555916\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540685603-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540685603-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540685603-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540685603-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540685603-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540685603-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540685603-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540685603-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1770540685603.jpg 1440w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, Dr. Nabiil Maxamed Axmed. Wasiirka Tacliinta Sare ee Jabuuti ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, kaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":555915,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-555914","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555914","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=555914"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555914\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":555917,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555914\/revisions\/555917"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/555915"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=555914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=555914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=555914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}