{"id":555886,"date":"2026-02-07T19:38:14","date_gmt":"2026-02-07T16:38:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=555886"},"modified":"2026-02-07T19:38:14","modified_gmt":"2026-02-07T16:38:14","slug":"horjoogayaashii-khawaarijta-ee-ku-naaxay-baadda-shacabka-oo-la-soo-afjaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjoogayaashii-khawaarijta-ee-ku-naaxay-baadda-shacabka-oo-la-soo-afjaray\/","title":{"rendered":"Horjoogayaashii Khawaarijta ee ku naaxay Baadda Shacabka oo la soo afjaray"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Hay\u2019adda NISA ayaa xoojisay dagaalka ka dhanka ah maalgelinta argagixisada, iyada oo howlgalladii ugu dambeeyay lagu soo afjaray Horjoogeyaashii laf-dhabarka u ahaa baadda iyo boobka hantida dadweynaha Soomaaliyeed ay Khawaarijtu ku hayeen.<\/p>\n<p>Dhagarqabe kasta oo ka tirsan Horjoogeyaasha ku naaxay dhiigga iyo hantida ummada Soomaaliyeed waa bartilmaameed, mana jirto meel uu uga badbaadayo geesiyaasha Ciidanka Qaranka, Sharciga Dalka iyo Xisaabta Alle.<\/p>\n<p>Haddaba, muwaaddin haddii aad la kulanto baadda argagixisada ama khatar amni lasoo wadaag NISA: 199 \/ 0770747474 \/ 0620545454<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-555887\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/a8107ca4-980d-455c-bc6f-b95219b84063-300x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/a8107ca4-980d-455c-bc6f-b95219b84063-300x300.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/a8107ca4-980d-455c-bc6f-b95219b84063-1024x1024.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/a8107ca4-980d-455c-bc6f-b95219b84063-150x150.jpeg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/a8107ca4-980d-455c-bc6f-b95219b84063-768x768.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/a8107ca4-980d-455c-bc6f-b95219b84063-860x860.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/a8107ca4-980d-455c-bc6f-b95219b84063.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Hay\u2019adda NISA ayaa xoojisay dagaalka ka dhanka ah maalgelinta argagixisada, iyada oo howlgalladii ugu dambeeyay lagu soo afjaray Horjoogeyaashii laf-dhabarka u ahaa baadda iyo boobka hantida dadweynaha Soomaaliyeed ay Khawaarijtu ku hayeen. Dhagarqabe kasta oo ka tirsan Horjoogeyaasha ku naaxay dhiigga iyo hantida ummada Soomaaliyeed waa bartilmaameed, mana jirto meel uu uga badbaadayo geesiyaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":555887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-555886","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555886","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=555886"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555886\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":555888,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555886\/revisions\/555888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/555887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=555886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=555886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=555886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}