{"id":555701,"date":"2026-02-06T08:31:34","date_gmt":"2026-02-06T05:31:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=555701"},"modified":"2026-02-06T08:31:34","modified_gmt":"2026-02-06T05:31:34","slug":"madaxa-heyadda-sodmaummadda-soomaaliyeed-waxaa-laga-rabaa-in-ay-u-gurmadaan-dadka-la-ildaran-abaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxa-heyadda-sodmaummadda-soomaaliyeed-waxaa-laga-rabaa-in-ay-u-gurmadaan-dadka-la-ildaran-abaaraha\/","title":{"rendered":"Madaxa Hey\u2019adda SODMA\u201dummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay xaaladda abaarta ka jirta dalka , saameynta ay ku yeesheen dadka iyo sida ugu habboon ee gacan looga geysan karo badbaadinta qeybaha bulshada ee la ildaran abaaraha.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa xusay in dowladihii kaalmeyn jiray Soomaaliya ay joojiyeen howlihii dhinaca samofalka,sidaas daraadeedna loo baahan yahay in shacab iyo dowladba la isku tashto oo laga qeybqaato sidii loo samatabixin lahaa dadka iyo xolaha.<\/p>\n<p>Madaxa SODMA waxa uu qiray in guud ahaan gobollada dalka ay ka jiraan biyo iyo cunto la\u2019aan ay sababeen maqnaanshaha xilliyada roobabka,kuwaas oo dhaliyay in la galo wajiga afaraad ee sheehaya heerka qatarta ee \u00a0cabirka abaaraha.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka waxa uu ka dhawaajiyay in haddii waqtiyada soo socda aan la helin gurmad bin\u2019aadanimo ay qatar gali doonaan dad badan oo Soomaali ah,sidaa daraadeed,waxa uu mar kale codsaday in loo istaago wax u qabasha dadka ku barakacay abaaraha.<\/p>\n<p>Illaa shan milyan oo ruux oo ku kala nool gobolada Awdal,Gedo,Hiiraan, Baay, Bakool,Mudug, ,Gaalgaduud,Woqooyi Bari,Sanaag,Gobolada Woqooyi Galbeed iyo Jubbooyinka ayaa la sheegay in ay soo wajaheen abaarihii ugu darnaa ee la arko muddooyinkaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay xaaladda abaarta ka jirta dalka , saameynta ay ku yeesheen dadka iyo sida ugu habboon ee gacan looga geysan karo badbaadinta qeybaha bulshada ee la ildaran abaaraha. Guddoomiyaha ayaa xusay in dowladihii kaalmeyn jiray Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":555703,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-555701","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555701","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=555701"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555701\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":555702,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555701\/revisions\/555702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/555703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=555701"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=555701"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=555701"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}