{"id":555698,"date":"2026-02-05T21:33:56","date_gmt":"2026-02-05T18:33:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=555698"},"modified":"2026-02-05T21:33:56","modified_gmt":"2026-02-05T18:33:56","slug":"nisa-oo-hawlgal-ku-dishay-horjooge-axmed-dhuxul-xidig-oo-ka-tirsanaa-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/nisa-oo-hawlgal-ku-dishay-horjooge-axmed-dhuxul-xidig-oo-ka-tirsanaa-khawaarijta\/","title":{"rendered":"NISA oo hawlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul Xidig oo ka tirsanaa Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig oo magaciisa afgarashadu ahaa Sheekh Aadan Dheere, kaas Khawaarijta u qaabilsanaa Maaliyadda Gobolka Banaadir, kaddib howlgal si gaar ah loo qorsheeyay oo ka dhacay deegaanka Daniga Baaloow ee gobolka Shabeellaha Hoose, 27-kii Janaayo.<\/p>\n<p>Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan oo dul tagay guri uu ku dhuumanayay Horjoogaha ayaa toogtay kaddib markii uu isku dayay in uu dagaal kala hor yimaado ciidanka intii uu socday howlgalka qorshaysan.<\/p>\n<p>Horjoogahan oo cadowga Khawaarijta ku biiray sanadkii 2008-dii isla markaana muddo dheer ku howlanaa baadda iyo boobka hantida dadweynaha ayaa hore Khawaarijta wakiil dhinaca baadda uga soo noqday gobollada Mudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Ciidanka NISA oo muddo dheer ku raad-joogay Horjooge Axmed Dhubad Xidig, ayaa ugu dambeyn ku guuleystay in ay soo afjaraan noloshiisa. Fadlan muwaadin, wixii khatar amni ah ama macluumaad la xiriira Khawaarijta Al-Shabaab\/Daacish, la wadaag NISA: 199 \/ 0770747474 \/ 0620545454.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-555699 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG-20260205-WA0240.jpg\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG-20260205-WA0240.jpg 1131w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG-20260205-WA0240-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG-20260205-WA0240-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG-20260205-WA0240-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG-20260205-WA0240-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG-20260205-WA0240-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig oo magaciisa afgarashadu ahaa Sheekh Aadan Dheere, kaas Khawaarijta u qaabilsanaa Maaliyadda Gobolka Banaadir, kaddib howlgal si gaar ah loo qorsheeyay oo ka dhacay deegaanka Daniga Baaloow ee gobolka Shabeellaha Hoose, 27-kii Janaayo. Ciidanka sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":540717,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-555698","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555698","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=555698"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555698\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":555700,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555698\/revisions\/555700"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/540717"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=555698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=555698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=555698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}