{"id":555198,"date":"2026-01-31T19:40:22","date_gmt":"2026-01-31T16:40:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=555198"},"modified":"2026-01-31T19:40:22","modified_gmt":"2026-01-31T16:40:22","slug":"shirweynaha-isku-duwidda-tamarta-iyo-kheyraadka-biyaha-oo-ka-furmay-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirweynaha-isku-duwidda-tamarta-iyo-kheyraadka-biyaha-oo-ka-furmay-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo ka furmay Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka isku-duwidda tamarta iyo khayraadka biyaha ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Wasiirka, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha, Wasiir-ku-xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, ayaa daah-furay shirka, kaas oo diiradda lagu saarayo xoojinta wada-shaqaynta, is-dhaafsiga khibradaha iyo isku-dubbaridka qorshayaasha la xiriira horumarinta tamarta, maaraynta khayraadka biyaha dalka iyo ka hortagga khataraha abaaraha.<\/p>\n<p>Shirkan, oo ah mid muhiim u ah horumarinta adeegyada aasaasiga ah, ayaa ujeedkiisu yahay in la helo hannaan mideysan oo lagu horumarinayo kaabeyaasha tamarta, ilaalinta iyo ka faa\u2019iidaysiga khayraadka biyaha, iyo adkeynta wada-shaqaynta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka.<\/p>\n<p>Shirkan oo ah mid ahmiyad gaar ah siinaya abaaraha ka jira dalka, ayuu Wasiir Bidhaan xusay in si qoto dheer loo gorfeeyo, loogana doodo khataraha biyo la\u2019aanta.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirku waxa uu sheegay in inta shirku socdo si gaar ah xoogga loo saari doono arrimaha abaaraha, si xal waara loogu helo caqabadda biyo la\u2019aanta ka jirta dalka.<\/p>\n<p>Waxaa shirka ka qayb galay Wasiirrada Wasaaradaha Tamarta iyo Biyaha ee Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, kuwaas oo kala ah:<\/p>\n<p>* Dowlad-Goboleedka Galmudug<br \/>\n* Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed<br \/>\n* Dowlad-Goboleedka Waqooyi-Bari<br \/>\n* Dowlad-Goboleedka Jubbaland<br \/>\n.Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle<\/p>\n<ul>\n<li><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-555199 aligncenter\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8892-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8892-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8892-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8892-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8892-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8892.jpeg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-555200 aligncenter\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8891-300x198.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"198\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8891-300x198.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8891-768x506.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8891-860x567.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8891.jpeg 863w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-555201 aligncenter\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8890-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8890-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8890-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8890-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8890-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8890-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8890-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8890-860x573.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG_8890.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/li>\n<\/ul>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka isku-duwidda tamarta iyo khayraadka biyaha ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. Wasiirka, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha, Wasiir-ku-xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, ayaa daah-furay shirka, kaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":555200,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-555198","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=555198"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":555202,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555198\/revisions\/555202"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/555200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=555198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=555198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=555198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}