{"id":555161,"date":"2026-01-31T13:19:49","date_gmt":"2026-01-31T10:19:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=555161"},"modified":"2026-01-31T13:20:13","modified_gmt":"2026-01-31T10:20:13","slug":"soomaaliya-oo-ka-qayb-gashay-kulanka-wasiirrada-arrimaha-dibadda-ee-hindiya-iyo-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-ka-qayb-gashay-kulanka-wasiirrada-arrimaha-dibadda-ee-hindiya-iyo-carabta\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo Ka Qayb gashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Hindiya iyo Carabta"},"content":{"rendered":"<p>Delhi(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali , ayaa ka mid ahaa Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta, kuwaas oo kulan la yeeshay Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Hindiya, Mudane Narendra Modi, munaasabadda furitaanka kulankii labaad ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Hindiya iyo Carabta, oo lagu qabtay magaalada New Delhi.<\/p>\n<p>Kulankan wuxuu astaan u yahay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday xoojinta iskaashiga u dhexeeya Hindiya iyo dalalka Carabta, iyadoo diiradda la saaray horumarinta wada-shaqeyn, wadahadal wax ku ool ah, iyo iskaashi dhab ah oo gacan ka geysanaya xasilloonida iyo barwaaqada wadajirka ah.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay mar kale caddeyneysaa sida ay uga go\u2019an tahay diblomaasiyad dhismeed oo heer gobol ah, iyo dhisidda iskaashiyo miro-dhal ah oo wax ku ool u ah danaha iyo horumarka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-555163 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769854586250.jpg\" alt=\"\" width=\"1715\" height=\"2048\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769854586250.jpg 1715w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769854586250-251x300.jpg 251w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769854586250-858x1024.jpg 858w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769854586250-768x917.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769854586250-1286x1536.jpg 1286w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769854586250-860x1027.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769854586250-1536x1834.jpg 1536w\" sizes=\"auto, (max-width: 1715px) 100vw, 1715px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-555164 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769854588500-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1202\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769854588500-1.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769854588500-1-300x176.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769854588500-1-1024x601.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769854588500-1-768x451.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769854588500-1-1536x902.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769854588500-1-860x505.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Delhi(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali , ayaa ka mid ahaa Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta, kuwaas oo kulan la yeeshay Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Hindiya, Mudane Narendra Modi, munaasabadda furitaanka kulankii labaad ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Hindiya iyo Carabta, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":555162,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-555161","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555161","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=555161"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555161\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":555166,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/555161\/revisions\/555166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/555162"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=555161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=555161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=555161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}