{"id":554945,"date":"2026-01-29T16:33:44","date_gmt":"2026-01-29T13:33:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=554945"},"modified":"2026-01-29T16:36:34","modified_gmt":"2026-01-29T13:36:34","slug":"taariikh-nololeedka-taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taariikh-nololeedka-taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed-2\/","title":{"rendered":"Taariikh nololeedka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>TAARIIKH NOLOLEED.<\/p>\n<p>Muqdisho(SONNA):-Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxa uu leeyahay waayo-aragnimo ballaaran oo ku saabsan hoggaaminta ciidanka.<\/p>\n<p>Magaca: S\/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud<br \/>\nJagada: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD)<br \/>\nWaayo-aragnimo: In ka badan 18 sano (tan iyo 2009)<\/p>\n<p>Hay\u2019ad: Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>SOO KOOBID XIRFADEED<\/p>\n<p>S\/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud waa sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuna takhasusay hoggaaminta ciidamada, qorshaynta istaraatiijiyadda, la-dagaallanka argagixisada, iyo maamulka difaaca,Wuxuu leeyahay waayo-aragnimo ballaaran oo dhinacyada taliska, tababarka iyo iskuduwidda howlgalada amniga heer qaran iyo heer caalami ah.<\/p>\n<p>WAXBARASHADA CIIDAN<\/p>\n<p>\u2022 Koorso Sarkaal Ciidanka Lugta (Combat Infantry Officer Course) \u2013 Soomaaliya (2006\u20132007)<\/p>\n<p>\u2022 Koorso Taliye Horin (Company Commander Course) (2010\u20132011)<\/p>\n<p>\u2022 Koorso Taliye Urur (Battalion Commander Course) \u2013 Soomaaliya (2015\u20132016)<\/p>\n<p>\u2022 Kulliyadda Saraakiisha (Staff College) \u2013 Jaamacadda Difaaca Turkiga (2019\u20132020)<\/p>\n<p>\u2022 Master Ciidan \u2013 Cilmiga Amniga (Military Master in Security Sciences) Jaamacadda Difaaca Turkiga (2019\u20132020).<\/p>\n<p>WAXBARASHADA RASMIGA AH<\/p>\n<p>\u2022 Shahaado Sare (Master Degree)\u00a0 Cilmiga Siyaasadda &amp; Xiriirka Caalamiga ah Jaamacadda Sabahattin Zaim, Turkiga<\/p>\n<p>\u2022 Shahaado Jaamacadeed (Bachelor Degree) Maamulka Dadweynaha,<br \/>\nJaamacadda Muqdisho, Soomaaliya.<\/p>\n<p>XILALKII UU SOO QABTAY<\/p>\n<p>\u2022 Taliyaha Taliska Taakulaynta (Sustainment Command), CXDS (2024\u20132026)<\/p>\n<p>\u2022 Madaxa Shaqaalaha Qaybta Qorshaynta, Ciidanka Bariga Afrika (EASF), Nairobi (2022\u20132024)<\/p>\n<p>\u2022 Madaxa Kabinetka Xafiiska Taliyaha CXD (2021\u20132022)<\/p>\n<p>\u2022 Madaxa Maaliyadda &amp; Maamulka (Chief J8), Taliska Guud (2019\u20132021)<\/p>\n<p>\u2022 Ku-xigeenka Madaxa Hoggaanka Ciidanka (Deputy J1), Taliska Guud (2018\u20132019)<\/p>\n<p>\u2022 Sarkaal Qorshaynta &amp; Isku-dubaridka Amniga, Madxtooyada (2017\u20132018)<\/p>\n<p>\u2022 Taliye Urur &amp; Layli-saraakiisha, ku-simaha Taliyaha Kulliyadda (2015\u20132017).<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-554947 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769693664531.jpg\" alt=\"\" width=\"904\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769693664531.jpg 904w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769693664531-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769693664531-723x1024.jpg 723w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769693664531-768x1087.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769693664531-860x1218.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 904px) 100vw, 904px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>TAARIIKH NOLOLEED. Muqdisho(SONNA):-Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxa uu leeyahay waayo-aragnimo ballaaran oo ku saabsan hoggaaminta ciidanka. Magaca: S\/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud Jagada: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD) Waayo-aragnimo: In ka badan 18 sano (tan iyo 2009) Hay\u2019ad: Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya. SOO KOOBID XIRFADEED [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":554949,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-554945","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=554945"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":554948,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554945\/revisions\/554948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/554949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=554945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=554945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=554945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}