{"id":554918,"date":"2026-01-29T11:35:47","date_gmt":"2026-01-29T08:35:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=554918"},"modified":"2026-01-29T11:35:47","modified_gmt":"2026-01-29T08:35:47","slug":"shir-ku-saabsan-ka-jawaabista-deg-degga-ah-ee-abaaraha-oo-muqdisho-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shir-ku-saabsan-ka-jawaabista-deg-degga-ah-ee-abaaraha-oo-muqdisho-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Shir ku saabsan ka jawaabista deg-degga ah ee abaaraha oo Muqdisho ka furmay"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Wadatashiga Qaran, kaas oo diiradda lagu saarayo xoojinta ka jawaabista deg-degga ah ee abaaraha ka jira dalka.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa si gaar ah loogu falanqeeyay doorka muhiimka ah ee ururrada ay hoggaamiyaan haweenka iyo kuwa u dooda xuquuqda haweenka, iyada oo la adkeeyay muhiimadda ay haweenku ku leeyihiin qorsheynta, gaarsiinta iyo hirgelinta gurmadka bani\u2019aadannimo.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha SoDMA ayaa xusay in ka qaybgalka firfircoon ee haweenku uu yahay tiir muhiim u ah gurmad waara, loo siman yahay, kana jawaaba baahiyaha bulshada, gaar ahaan haweenka iyo carruurta ay sida gaarka ah u saameeyeen abaaruhu.<\/p>\n<p>Kulankaan waxaa qeyb ka ahaa xubno ka socday hay\u2019adaha gargaarka bixiya iyo masuuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-554921 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/a2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/a2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/a2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/a2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/a2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/a2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/a2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/a2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Wadatashiga Qaran, kaas oo diiradda lagu saarayo xoojinta ka jawaabista deg-degga ah ee abaaraha ka jira dalka. Shirkaan ayaa si gaar ah loogu falanqeeyay doorka muhiimka ah ee ururrada ay hoggaamiyaan haweenka iyo kuwa u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":554920,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-554918","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554918","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=554918"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554918\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":554922,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554918\/revisions\/554922"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/554920"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=554918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=554918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=554918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}