{"id":554899,"date":"2026-01-29T09:25:39","date_gmt":"2026-01-29T06:25:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=554899"},"modified":"2026-01-29T10:04:01","modified_gmt":"2026-01-29T07:04:01","slug":"ciidanka-xoogga-oo-burburiyay-fariisimo-ay-khawaarijta-ku-lahaayeen-sh-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-burburiyay-fariisimo-ay-khawaarijta-ku-lahaayeen-sh-dhexe\/","title":{"rendered":"\u200e Ciidanka Xoogga oo burburiyay fariisimo ay \u00a0khawaarijta ku lahaayeen Sh\/Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 4\u2019aad ayaa howlgal qorsheysan oo ay saaka ka fuliyeen deegaanka Alanleey ee gobolka Shabeellada Dhexe ku burburiyay difaacyadii maleeshiyada khawarijta ee halkaasi ku dhuumaaleysanayay.<\/p>\n<p>\u200eCiidamada ayaa cagta mariyay fariisimihii ay ku sugnaayeen firxadka kooxo khawarij ah oo ka haray jabkii horay loogu gaarsiiyay nabad-diidka ee deegaanka Jabad-Godane.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsaday deegaanno lagu tuhunsanaa \u00a0in ay ku dhuumaaysanaayeen maleeshiyaadka khawaarita,kuwaas oo halkaasi lagu gaarsiiyay khasaarooyin kala duwan.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa sheegay in howlgallada sifeynta ay weli socdaan, lana baadi-goobayo firxad kasta oo isku dayaya inuu baxsado. Waxayna sidoo kale sheegeen in ciidamada ay ka go\u2019an tahay xaqiijinta amniga guud ee deegaannada Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p>\u200eHowlgalkaan ayaa qeyb ka ah ololaha joogtada ah ee lagu ciribtirayo maleeshiyada khawarijta ,si shacabka ay u helaan nabad iyo xasillooni buuxda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-554914 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cx-5.png\" alt=\"\" width=\"623\" height=\"541\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cx-5.png 623w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cx-5-300x261.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 623px) 100vw, 623px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-554915 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/c2.png\" alt=\"\" width=\"676\" height=\"498\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/c2.png 676w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/c2-300x221.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 676px) 100vw, 676px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 4\u2019aad ayaa howlgal qorsheysan oo ay saaka ka fuliyeen deegaanka Alanleey ee gobolka Shabeellada Dhexe ku burburiyay difaacyadii maleeshiyada khawarijta ee halkaasi ku dhuumaaleysanayay. \u200eCiidamada ayaa cagta mariyay fariisimihii ay ku sugnaayeen firxadka kooxo khawarij ah oo ka haray jabkii horay loogu gaarsiiyay nabad-diidka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":554912,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-554899","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554899","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=554899"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554899\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":554916,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554899\/revisions\/554916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/554912"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=554899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=554899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=554899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}