{"id":554732,"date":"2026-01-28T11:05:40","date_gmt":"2026-01-28T08:05:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=554732"},"modified":"2026-01-28T11:12:10","modified_gmt":"2026-01-28T08:12:10","slug":"xubin-ka-tirsan-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-daraawiishta-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubin-ka-tirsan-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-daraawiishta-galmudug\/","title":{"rendered":"Xubin ka tirsan Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka Daraawiishta Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Horjooge Cabdiraxmaan Talxo Shuuke oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa maanta isku dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan ururka Galayr ee ilaalada Madaxtooyada Galmudug oo maalmahaan howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka waday aagga deegaanada Labadulle iyo Ceelahelay.<\/p>\n<p>Ninkaan ayaa sheegay inuu ahaa horjoogihii maleeshiyaadka ay Khawaarijtu ugu yeeraan Jabhadda ee gobolka Galgaduud, wuxuuna ka yimid dhanka Ceelgaras, isagoo wata Qori iyo Boosh.<\/p>\n<p>Horjooge Cabdiraxmaan ayaa saraakiisha Ciidamada uu isku soo dhiibay u sheegay in maleeshiyaadka Khawaarijta ay hadda ku jiraan xaalad kala firxad ah, maadaama ay ku jabeen howlgallada Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ay ka wadaan dalka oo weerarro culus ay uga socdaan cirka iyo dhulka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-554734 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260128-WA0006-1.jpg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260128-WA0006-1.jpg 810w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260128-WA0006-1-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260128-WA0006-1-768x1024.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-554735 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260128-WA0007.jpg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260128-WA0007.jpg 810w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260128-WA0007-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260128-WA0007-768x1024.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Horjooge Cabdiraxmaan Talxo Shuuke oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa maanta isku dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan ururka Galayr ee ilaalada Madaxtooyada Galmudug oo maalmahaan howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka waday aagga deegaanada Labadulle iyo Ceelahelay. Ninkaan ayaa sheegay inuu ahaa horjoogihii maleeshiyaadka ay Khawaarijtu ugu yeeraan Jabhadda ee gobolka Galgaduud, wuxuuna ka yimid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":554733,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-554732","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554732","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=554732"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554732\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":554736,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554732\/revisions\/554736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/554733"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=554732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=554732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=554732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}