{"id":554638,"date":"2026-01-26T12:10:54","date_gmt":"2026-01-26T09:10:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=554638"},"modified":"2026-01-26T12:15:01","modified_gmt":"2026-01-26T09:15:01","slug":"xildhibaannada-bfs-ansixiyey-hindise-sharciyeed-amniga-saybarka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaannada-bfs-ansixiyey-hindise-sharciyeed-amniga-saybarka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xildhibaannada BFS ansixiyey Hindise-Sharciyeed Amniga Saybarka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliya. waxaana oggolaaday 144 xildhibaan, hal xildhibaan ayaa diiday, mana jirin xildhibaan ka aamusay.<\/p>\n<p>Hindisahan ayaa muhiim u ah sugidda amniga xogta iyo kaabeyaasha isgaarsiinta dalka, Sidoo kale wuxuu diiradda saaraya ka hortagga weerarrada dhanka saybarka ah, xoojinta wada shaqeynta hay\u2019adaha amniga iyo sare u qaadista kalsoonida nidaamyada dijitaalka ah ee dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliya. waxaana oggolaaday 144 xildhibaan, hal xildhibaan ayaa diiday, mana jirin xildhibaan ka aamusay. Hindisahan ayaa muhiim u ah sugidda amniga xogta iyo kaabeyaasha isgaarsiinta dalka, Sidoo kale wuxuu diiradda saaraya ka hortagga weerarrada dhanka saybarka ah, xoojinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":554639,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-554638","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554638","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=554638"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554638\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":554642,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554638\/revisions\/554642"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/554639"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=554638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=554638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=554638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}