{"id":554426,"date":"2026-01-23T21:05:41","date_gmt":"2026-01-23T18:05:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=554426"},"modified":"2026-01-23T21:05:41","modified_gmt":"2026-01-23T18:05:41","slug":"ciidanka-nisa-oo-gacanta-ku-dhigay-shabakad-argagixiso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-nisa-oo-gacanta-ku-dhigay-shabakad-argagixiso\/","title":{"rendered":"Ciidanka NISA oo Gacanta ku Dhigay Shabakad Argagixiso"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay shabakad argagixiso oo isku xiran, kana kooban illaa shan (5) xubnood, kuwaas oo qorsheynayay in ay si qarsoodi ah ku soo galaan magaalada Muqdisho, si ay uga fuliyaan falal lid ku ah amniga iyo xasilloonida caasimadda.<\/p>\n<p>Sirdoonka Qaranka oo si dhow ula socday dhaq-dhaqaaqyada shabakaddan iyo dhagaraha ay maleegayeen, ayaa sidoo kale hawlgalkaas ku soo qabtay nuucyo kala duwan oo qaraxyo ah, hub, iyo gaadiid, kuwaas oo ay qorsheynayeen in ay u adeegsadaan falalkooda argagixiso.<\/p>\n<p>Shabakaddan ka tirsan Khawaarijta ayaa loo gudbin doonaa hay\u2019adaha caddaaladda, si loo marsiiyo sharciga, waxayna Hay\u2019adda NISA uga mahadcelinaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed wada shaqeynta joogtada ah iyo taageerada ay la garab taagan yihiin ciidamada amniga oo mar walba u taagan difaaca shacabka.<\/p>\n<p>Fadlan muwaadin, haddii aad hayso xog ama aad aragto wax khatar ku ah amniga, ama macluumaad la xiriira Al-Shabaab\/Daacish, la wadaag NISA lambarradan hoos ku qoran:<\/p>\n<p>\ud83d\udcde 199<br \/>\n\ud83d\udcde 0770 747474<br \/>\n\ud83d\udcde 0620 545454<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-554427 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769191403135.jpg\" alt=\"\" width=\"763\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769191403135.jpg 763w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769191403135-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769191403135-723x1024.jpg 723w\" sizes=\"auto, (max-width: 763px) 100vw, 763px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-554428 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769191405608.jpg\" alt=\"\" width=\"844\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769191405608.jpg 844w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769191405608-234x300.jpg 234w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769191405608-800x1024.jpg 800w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769191405608-768x983.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 844px) 100vw, 844px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay shabakad argagixiso oo isku xiran, kana kooban illaa shan (5) xubnood, kuwaas oo qorsheynayay in ay si qarsoodi ah ku soo galaan magaalada Muqdisho, si ay uga fuliyaan falal lid ku ah amniga iyo xasilloonida caasimadda. Sirdoonka Qaranka oo si dhow ula socday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":539661,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-554426","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554426","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=554426"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554426\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":554429,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554426\/revisions\/554429"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539661"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=554426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=554426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=554426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}