{"id":554420,"date":"2026-01-23T20:28:30","date_gmt":"2026-01-23T17:28:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=554420"},"modified":"2026-01-23T20:31:50","modified_gmt":"2026-01-23T17:31:50","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-la-kulmay-saraakiisha-ciidanka-xoogga-ee-ka-qalin-jabiyey-kuliyadda-militariga-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-la-kulmay-saraakiisha-ciidanka-xoogga-ee-ka-qalin-jabiyey-kuliyadda-militariga-qatar\/","title":{"rendered":"Wasiirka gaashaandhigga XFS oo la kulmay Saraakiisha ciidanka Xoogga ee ka qalin jabiyey kuliyadda Militariga Qatar"},"content":{"rendered":"<p>Qatar(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa kulan la yeeshay saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD) ee ka qalin-jabisay Kulliyadda Milateriga ee Axmed bin Maxamed.<\/p>\n<p>Kulanka, Wasiirku wuxuu ugu hambalyeeyay saraakiisha guusha ay kasoo hooyeen waxbarashada, isagoo ku ammaanay dadaalkooda, adkaysigooda iyo heerka xirfadeed ee ay gaareen. Waxa uu ku dhiirrigeliyay in aqoonta iyo waayo-aragnimada ay ka soo heleen kulliyadda ay u adeegsadaan difaaca qaranka, horumarinta CXD, iyo u adeegidda shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga waxaa kulanka ku wehliyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-554421 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260123-WA0042.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260123-WA0042.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260123-WA0042-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260123-WA0042-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260123-WA0042-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260123-WA0042-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-554422 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260123-WA0043.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260123-WA0043.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260123-WA0043-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260123-WA0043-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260123-WA0043-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/IMG-20260123-WA0043-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qatar(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa kulan la yeeshay saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD) ee ka qalin-jabisay Kulliyadda Milateriga ee Axmed bin Maxamed. Kulanka, Wasiirku wuxuu ugu hambalyeeyay saraakiisha guusha ay kasoo hooyeen waxbarashada, isagoo ku ammaanay dadaalkooda, adkaysigooda iyo heerka xirfadeed ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":554422,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-554420","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=554420"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":554425,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554420\/revisions\/554425"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/554422"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=554420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=554420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=554420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}