{"id":554377,"date":"2026-01-23T11:31:03","date_gmt":"2026-01-23T08:31:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=554377"},"modified":"2026-01-23T11:31:03","modified_gmt":"2026-01-23T08:31:03","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-u-tacsiyeeyay-tifaftiraha-wakaaladda-wararka-sonna-oo-xaaskiisa-ay-ku-dhimatay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-u-tacsiyeeyay-tifaftiraha-wakaaladda-wararka-sonna-oo-xaaskiisa-ay-ku-dhimatay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS oo u tacsiyeeyay Tifaftiraha Wakaaladda Wararka SONNA oo xaaskiisa ay ku dhimatay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>INNAA LILLAAH WA INNAA ILEEHI RAAJICUUN<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Da\u2019ud Aweys Jaamac, ayaa ka tacsiyeeyey geerida Allaha ha u naxariistee marxuumad Faadumo Ibraahim Nuur oo aheyd xaaska Tifaftiraha Guud ee Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa Alle ka baryay in uu marxuumadda u naxariisto oo uu ka waraabiyo Janatul Fardowa, islamarkaana uu samir iyo iimaan ka siiyo dhammaan ehelka, qaraabada iyo qoyska ay ka baxday marxuumad Faadumo Ibraahim Nuur.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>INNAA LILLAAH WA INNAA ILEEHI RAAJICUUN Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Da\u2019ud Aweys Jaamac, ayaa ka tacsiyeeyey geerida Allaha ha u naxariistee marxuumad Faadumo Ibraahim Nuur oo aheyd xaaska Tifaftiraha Guud ee Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed. Wasiirka ayaa Alle ka baryay in uu marxuumadda u naxariisto oo uu ka waraabiyo Janatul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":554378,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-554377","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554377","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=554377"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":554379,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554377\/revisions\/554379"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/554378"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=554377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=554377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=554377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}