{"id":554374,"date":"2026-01-23T11:24:28","date_gmt":"2026-01-23T08:24:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=554374"},"modified":"2026-01-23T11:35:18","modified_gmt":"2026-01-23T08:35:18","slug":"agaasimaha-guud-ee-warfaafinta-xfs-iyo-wafdi-kale-oo-ka-qeybgalaya-bandhigga-dhaqanka-iyo-dalxiiska-ee-ka-socda-spain","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-guud-ee-warfaafinta-xfs-iyo-wafdi-kale-oo-ka-qeybgalaya-bandhigga-dhaqanka-iyo-dalxiiska-ee-ka-socda-spain\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Guud ee Warfaafinta XFS iyo wafdi kale oo ka qeybgalaya Bandhigga Dhaqanka iyo Dalxiiska ee ka socda Spain"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cabdullaahi Xayir Ducaale oo ka qeybgalay carwada Dalka Spaim ayaa sheegay in halkaasi ay ku soo bandhigeen waxyaabaha uu dalkeennu gaarka u leeyahay ee dhinaca cuntada,dhaqanta iyo dalxiiska.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ayaa sheegay in bandhigga dhaqanka Soomaalida uu soo jiitay dad badan iyo shirkado waaweyn oo kuwa dalxiiska ah,isagoo intaa raaciyay in qaar kamid ah kaqeybgalayaasha carwadaasi oo ka kala yimid dalal badan uu kala hadlay sidii loo maalgashan lahaa dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>C\/Laahi Xayir ayaa u mahadceliyay Hey\u2019adda Dalxiiska Duulimaadyada Soomaaliya (sata) oo gacan ka geystay fududeynta kaqeybgalka bandhigga dalxiis ee Dalka Spain.<\/p>\n<p>Kulanka carwada Dalka Spain waxaa ka qeybgalay dalal iyo shirkado kale oo kuwa wax soo saarka ah,iyagoo soo bandhigay qalab kala duwan oo kuwa dhaqanka ah .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-554381 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/ban.png\" alt=\"\" width=\"1057\" height=\"530\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/ban.png 1057w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/ban-300x150.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/ban-1024x513.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/ban-768x385.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/ban-860x431.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1057px) 100vw, 1057px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cabdullaahi Xayir Ducaale oo ka qeybgalay carwada Dalka Spaim ayaa sheegay in halkaasi ay ku soo bandhigeen waxyaabaha uu dalkeennu gaarka u leeyahay ee dhinaca cuntada,dhaqanta iyo dalxiiska. Agaasimaha Guud ayaa sheegay in bandhigga dhaqanka Soomaalida uu soo jiitay dad badan iyo shirkado waaweyn oo kuwa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":554376,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-554374","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554374","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=554374"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554374\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":554382,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554374\/revisions\/554382"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/554376"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=554374"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=554374"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=554374"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}