{"id":554365,"date":"2026-01-23T08:59:12","date_gmt":"2026-01-23T05:59:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=554365"},"modified":"2026-01-23T09:01:22","modified_gmt":"2026-01-23T06:01:22","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-dowladda-xaq-ayeey-u-leedahay-in-ay-laasho-heshiis-kasta-oo-wax-u-dhimaya-midnimada-iyo-madaxbannaanida-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-dowladda-xaq-ayeey-u-leedahay-in-ay-laasho-heshiis-kasta-oo-wax-u-dhimaya-midnimada-iyo-madaxbannaanida-dalka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS \u201cDowladda xaq ayeey u leedahay in ay laasho heshiis kasta oo wax u dhimaya midnimada iyo madaxbannaanida dalka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in go\u2019aanka dowladda ee lagu laalay heshiiskii kala dhaxeeyay Imaaraadka carabta uu ahaa tallaabo wanaagsan oo lagu badbaadinaayey dadka iyo dalka.<\/p>\n<p>Wasirka ayaa xusay in la joojiyay heshiisyadii dhanka amniga iyo difaaca labada dale ee Soomaaliya iyo Imaaraadka,balse weli ay jiraan xiriirkii dibolomaasi iyo wadashaqeyntii xagga safaaradaha ee labada dal.<\/p>\n<p>Daauud Aweys Jaamac oo sii wata hadaladiisa ayaa sheegay in taageerada Imaaraadka ay u fidiyeen Soomaaliya iyo dhibaatooyinka ay geysteen ay aad u badan tahay waxyeelada ay badeen dadka iyo dalka.<\/p>\n<p>\u201ccid kasta oo daneyneysa ama tixgalineysa midnimada iyo madaxbannaanida xiriir ayeyy soomaaliya la yeelan karaan\u201d sidaasi waxaa yiriWasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in go\u2019aanka dowladda ee lagu laalay heshiiskii kala dhaxeeyay Imaaraadka carabta uu ahaa tallaabo wanaagsan oo lagu badbaadinaayey dadka iyo dalka. Wasirka ayaa xusay in la joojiyay heshiisyadii dhanka amniga iyo difaaca labada dale ee Soomaaliya iyo Imaaraadka,balse weli [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":554366,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-554365","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554365","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=554365"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554365\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":554369,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554365\/revisions\/554369"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/554366"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=554365"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=554365"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=554365"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}