{"id":554219,"date":"2026-01-22T14:09:53","date_gmt":"2026-01-22T11:09:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=554219"},"modified":"2026-01-22T14:13:55","modified_gmt":"2026-01-22T11:13:55","slug":"wasiirka-dekadaha-xfs-oo-ka-mahadceliyay-meelmarinta-is-afgaradka-dekadaha-ee-badweynta-hindiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-dekadaha-xfs-oo-ka-mahadceliyay-meelmarinta-is-afgaradka-dekadaha-ee-badweynta-hindiya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dekadaha XFS oo ka mahadceliyay meelmarinta Is-afgaradka Dekadaha ee Badweynta Hindiya"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa mahadcelin u jeediyey Golaha Wasiirrada oo maanta meel mariyey Is-afgaradka ka dhexeeya maamullada Dekadaha (PSC) ee gobolka Badweynta Hindiya.<\/p>\n<p>Is-afgaradkan ayaa xoojinaya iskaashiga iyo xog-wadaagga dalalka gobolka,\u00a0 waxaana uu gacan ka geysanayaa hubinta badbaadada, ilaalinta deegaanka, iyo kordhinta kalsoonida dekedaha.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa tilmaamay in Dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay hirgelinta shuruucda muhiimka u ah danaha qaranka, si loo helo bad ammaan ah oo lagu kalsoonaan karo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-554226 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/ok2.png\" alt=\"\" width=\"435\" height=\"438\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/ok2.png 435w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/ok2-298x300.png 298w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/ok2-150x150.png 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 435px) 100vw, 435px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa mahadcelin u jeediyey Golaha Wasiirrada oo maanta meel mariyey Is-afgaradka ka dhexeeya maamullada Dekadaha (PSC) ee gobolka Badweynta Hindiya. Is-afgaradkan ayaa xoojinaya iskaashiga iyo xog-wadaagga dalalka gobolka,\u00a0 waxaana uu gacan ka geysanayaa hubinta badbaadada, ilaalinta deegaanka, iyo kordhinta kalsoonida dekedaha. Wasiirka ayaa tilmaamay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":554224,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-554219","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554219","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=554219"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554219\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":554227,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/554219\/revisions\/554227"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/554224"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=554219"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=554219"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=554219"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}