{"id":553991,"date":"2026-01-18T14:20:32","date_gmt":"2026-01-18T11:20:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=553991"},"modified":"2026-01-18T14:22:05","modified_gmt":"2026-01-18T11:22:05","slug":"ciidanka-xoogga-oo-fashiliyey-weerar-khawaarijtu-ku-soo-qaadeen-deegaanka-jabad-godane-ee-g-shabeellada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-fashiliyey-weerar-khawaarijtu-ku-soo-qaadeen-deegaanka-jabad-godane-ee-g-shabeellada-dhexe\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo\u00a0fashiliyey weerar khawaarijtu\u00a0ku qaadeen deegaanka Jabad Godane ee G\/ Shabeellada Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay maleeshiyada Khawaarijta Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Ciidanka ayaa hadda si buuxda gacanta ugu haya deegaanka, ka dib markii cadowga loo geystay jab xooggan iyo khasaare badan.<\/p>\n<p>Waxaa hadda socda hawlgal ballaaran oo isugu jira sifayn iyo sugid amni, kaas oo lagu ciribtirayo haraadiga maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaalaysanaya deegaanka, si looga hortago isku day kasta oo ay dib isugu abaabulayaan ama ay ku carqaladaynayaan nabadda dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxay mar kale adkaynayaan go\u2019aankooda ah in ay sii wadaan hawlgallada ka dhanka ah Khawaarijta, si loo sugo amniga loona difaaco shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-553992 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1768735041710.jpg\" alt=\"\" width=\"1448\" height=\"2048\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1768735041710.jpg 1448w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1768735041710-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1768735041710-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1768735041710-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1768735041710-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1768735041710-860x1216.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1448px) 100vw, 1448px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay maleeshiyada Khawaarijta Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Ciidanka ayaa hadda si buuxda gacanta ugu haya deegaanka, ka dib markii cadowga loo geystay jab xooggan iyo khasaare badan. Waxaa hadda socda hawlgal ballaaran oo isugu jira sifayn iyo sugid amni, kaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":525673,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-553991","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553991","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=553991"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553991\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":553995,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553991\/revisions\/553995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525673"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=553991"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=553991"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=553991"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}