{"id":553894,"date":"2026-01-17T09:40:30","date_gmt":"2026-01-17T06:40:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=553894"},"modified":"2026-01-17T09:51:58","modified_gmt":"2026-01-17T06:51:58","slug":"dowladda-koonfurta-sudan-oo-si-adag-u-taageertay-ilaalinta-midnimada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-koonfurta-sudan-oo-si-adag-u-taageertay-ilaalinta-midnimada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dowladda koonfurta Sudan oo si adag u taageertay ilaalinta midnimada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Jamhuuriyadda Suudaanta Koonfureed ayaa si rasmi ah u muujisay taageero buuxda oo ay u hayso mowqifyada Midowga Afrika (AU) iyo Urur-goboleedka IGAD ee la xiriira madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Suudaanta Koonfureed, kuna taariikheysan 16-ka Janaayo 2026, kana soo baxay magaalada Juba, ayaa lagu caddeeyay in Dowladda Suudaanta Koonfureed ay mar kale adkaynayso sida ay uga go\u2019an tahay ixtiraamka midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, iyadoo lagu ilaalinayo xuduudaheeda caalamiga ah ee la aqoonsan yahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Jamhuuriyadda Suudaanta Koonfureed ayaa si rasmi ah u muujisay taageero buuxda oo ay u hayso mowqifyada Midowga Afrika (AU) iyo Urur-goboleedka IGAD ee la xiriira madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Suudaanta Koonfureed, kuna taariikheysan 16-ka Janaayo 2026, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":553897,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-553894","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=553894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":553896,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553894\/revisions\/553896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/553897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=553894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=553894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=553894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}