{"id":553785,"date":"2026-01-16T11:49:09","date_gmt":"2026-01-16T08:49:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=553785"},"modified":"2026-01-16T11:52:32","modified_gmt":"2026-01-16T08:52:32","slug":"madaxa-sodma-maaraynta-khataraha-masiiboiyinka-waa-masuuliyad-qaran-oo-saran-cid-kasta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxa-sodma-maaraynta-khataraha-masiiboiyinka-waa-masuuliyad-qaran-oo-saran-cid-kasta\/","title":{"rendered":"Madaxa SODMA \u201cMaaraynta khataraha masiibooiyinka waa mas\u2019uuliyad qaran oo saran cid kasta\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha hey&#8217;adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle \u00a0oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in mas\u2019uuliyadda maaraynta khataraha masiiboiyinka aysan ahayn mid ku kooban hal hay\u2019ad oo keliya, balse ay tahay mas\u2019uuliyad qaran.<\/p>\n<p>Wuxuu xusay in hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Wasaaradaha, Dowlad Goboleedyada iyo Maamullada Degmooyinka ay laf-dhabar u yihiin guusha dadaal kasta oo horseedi kara badbaadinta dadka iyo dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa hoosta ka xariiqay in doorka SODMA uu yahay dejinta jihada saxda ah iyo hubinta isku-xirnaanta saaxiibada caalamiga ah, si loo abuuro deegaan saamaxaya in gargaarka iyo adeegyada kale la gaarsiiyo dadka Soomaaliyeed ee tabaalaysan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha hey&#8217;adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle \u00a0oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in mas\u2019uuliyadda maaraynta khataraha masiiboiyinka aysan ahayn mid ku kooban hal hay\u2019ad oo keliya, balse ay tahay mas\u2019uuliyad qaran. Wuxuu xusay in hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Wasaaradaha, Dowlad Goboleedyada iyo Maamullada Degmooyinka ay laf-dhabar u yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":553786,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-553785","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553785","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=553785"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553785\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":553789,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553785\/revisions\/553789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/553786"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=553785"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=553785"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=553785"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}