{"id":553771,"date":"2026-01-16T06:49:43","date_gmt":"2026-01-16T03:49:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=553771"},"modified":"2026-01-16T06:49:43","modified_gmt":"2026-01-16T03:49:43","slug":"madaxda-heyadaha-sodma-iyo-ocha-oo-ka-hadlay-xaaladda-dalka-ee-dhinaca-abaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-heyadaha-sodma-iyo-ocha-oo-ka-hadlay-xaaladda-dalka-ee-dhinaca-abaaraha\/","title":{"rendered":"Madaxda Hey\u2019adaha SODMA iyo OCHA oo ka hadlay xaaladda dalka ee dhinaca abaaraha"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya ahna Xiriiriyaha Arrimaha Bani\u2019aadamnimada ayaa si wada jir ah u shir guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen madaxda hay\u2019adda SODMA iyo OCHA.<\/p>\n<p>Kulanka oo ka dhacay xarunta hay\u2019adda SODMA ayaa looga hadlay xaaladda abaaraha, dhamaystirka iyo daahfurka baahiyaha bani\u2019aadanimo iyo qorshaha ka jawaabcelinta ee dalka ee sannadka 2026.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale kulanka lagu falanqeeyay hoos u dhaca ku yimaaday gargaarka caalamiga ee bani\u2019aadanimo iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in dadka Soomaaliyeed iyo dowladdooda ay iska kaashadaan maaraynta xaaladaha abaaraha ee ka taagan dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya ahna Xiriiriyaha Arrimaha Bani\u2019aadamnimada ayaa si wada jir ah u shir guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen madaxda hay\u2019adda SODMA iyo OCHA. Kulanka oo ka dhacay xarunta hay\u2019adda SODMA ayaa looga hadlay xaaladda abaaraha, dhamaystirka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":553772,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-553771","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553771","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=553771"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":553773,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553771\/revisions\/553773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/553772"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=553771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=553771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=553771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}