{"id":553736,"date":"2026-01-15T22:38:06","date_gmt":"2026-01-15T19:38:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=553736"},"modified":"2026-01-15T22:38:06","modified_gmt":"2026-01-15T19:38:06","slug":"madaxwaynaha-ruushka-oo-aqoonsiga-danjirenimo-ka-guddoomay-safiirka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxwaynaha-ruushka-oo-aqoonsiga-danjirenimo-ka-guddoomay-safiirka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Ruushka oo aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Moscow (SONNA): Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u magacowday dalkaas mudane Maxamed Abuukar Zubayr, isagoo qayb ka ahaa danjirayaal badan oo maanta lagu maamuusay aqalka Kremlin-ka ee dalkaasi looga taliyo.<\/p>\n<p>Ruushka iyo Soomaaliya waxaa ka dhexeeya xiriir saaxiibtinimo oo muddo dheer ah, waxaana Danjire Maxamed Abuukar uu kaalin ka qaadanayaa in la horumariyo danaha iskaashiga labada dal waqtigan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moscow (SONNA): Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u magacowday dalkaas mudane Maxamed Abuukar Zubayr, isagoo qayb ka ahaa danjirayaal badan oo maanta lagu maamuusay aqalka Kremlin-ka ee dalkaasi looga taliyo. Ruushka iyo Soomaaliya waxaa ka dhexeeya xiriir saaxiibtinimo oo muddo dheer ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":553737,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-553736","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553736","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=553736"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553736\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":553738,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553736\/revisions\/553738"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/553737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=553736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=553736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=553736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}