{"id":553694,"date":"2026-01-15T13:55:21","date_gmt":"2026-01-15T10:55:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=553694"},"modified":"2026-01-15T14:11:52","modified_gmt":"2026-01-15T11:11:52","slug":"howlwadeenno-ka-tirsan-gaashaandhigga-oo-loo-qabtay-tababar-aqoon-kororsi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlwadeenno-ka-tirsan-gaashaandhigga-oo-loo-qabtay-tababar-aqoon-kororsi-ah\/","title":{"rendered":"Howlwadeenno ka tirsan Gaashaandhigga oo loo qabtay tababar aqoon kororsi ah"},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax ayaa maanta furay tababar aqoonkororsi ah oo loogu talagalay kor u qaadista hufnaanta, isla-xisaabtanka iyo maareynta maaliyadda ee waaxyaha wasaaraddaasi.<\/p>\n<p>Tababarkan waxaa bixinaya khubaro ka socda mashruuca SJGAP, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta awoodda shaqaalaha, fahamka habraacyada hanti-dhowrka gudaha iyo hirgelinta nidaamyada casriga ee lagu ilaalinaayo hantida wasaaradda.<\/p>\n<p>Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax ayaa xusay muhiimadda uu tababarkan u leeyahay horumarinta shaqada wasaaradda, isagoo ugu baaqay ka-qaybgalayaasha inay si buuxda uga faa\u2019iidaystaan fursaddan, isla markaana aqoonta ay ka helaan ku dabbaqaan waajibaadkooda shaqo, si loo xoojiyo nidaamka maamul iyo maaliyadeed ee Wasaaradda Gaashaandhigga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax ayaa maanta furay tababar aqoonkororsi ah oo loogu talagalay kor u qaadista hufnaanta, isla-xisaabtanka iyo maareynta maaliyadda ee waaxyaha wasaaraddaasi. Tababarkan waxaa bixinaya khubaro ka socda mashruuca SJGAP, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta awoodda shaqaalaha, fahamka habraacyada hanti-dhowrka gudaha iyo hirgelinta nidaamyada casriga ee lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":553695,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-553694","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553694","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=553694"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553694\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":553698,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553694\/revisions\/553698"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/553695"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=553694"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=553694"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=553694"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}