{"id":553686,"date":"2026-01-15T11:58:37","date_gmt":"2026-01-15T08:58:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=553686"},"modified":"2026-01-15T12:04:09","modified_gmt":"2026-01-15T09:04:09","slug":"wasiirka-shaqada-xfs-iyo-wafdi-uu-hoggaaminaayo-oo-booqday-xarunta-shaqaalaha-ee-turkiye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-shaqada-xfs-iyo-wafdi-uu-hoggaaminaayo-oo-booqday-xarunta-shaqaalaha-ee-turkiye\/","title":{"rendered":"Wasiirka Shaqada XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo booqday xarunta shaqaalaha ee Turkiye"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Saalim Caliyow Ibrow iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqday xarunta dhexe Ururka Midowga Shaqaalaha ee Dowladda Dalka Turkiye.<\/p>\n<p>Wafdiga wasiirka oo halkaasi loogu sameeyay soo dhoweyn waxaa uu booqday xafiisyada uhiimka ah ee ay ka socdaan howlaha wasaaradda shaqada ee Turkiye.<\/p>\n<p>Booqashada Wasiirka iyo wafdiga la socda ayaa yimid xilli labada dale ee Soomaaliya iyo Turkiye ay kala saxiixdeen hirgelinta heshiis iskaashi oo 2016-kii dhexmaray Wasaaradaha Shaqada eeTurkiga iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-553688 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/wsh2.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"852\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/wsh2.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/wsh2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/wsh2-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/wsh2-768x511.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/wsh2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/wsh2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/wsh2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/wsh2-860x572.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Saalim Caliyow Ibrow iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqday xarunta dhexe Ururka Midowga Shaqaalaha ee Dowladda Dalka Turkiye. Wafdiga wasiirka oo halkaasi loogu sameeyay soo dhoweyn waxaa uu booqday xafiisyada uhiimka ah ee ay ka socdaan howlaha wasaaradda shaqada ee Turkiye. Booqashada Wasiirka iyo wafdiga la socda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":553687,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-553686","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553686","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=553686"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553686\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":553692,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553686\/revisions\/553692"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/553687"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=553686"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=553686"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=553686"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}