{"id":553529,"date":"2026-01-12T13:24:05","date_gmt":"2026-01-12T10:24:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=553529"},"modified":"2026-01-12T13:31:03","modified_gmt":"2026-01-12T10:31:03","slug":"xildhibanada-golaha-shacabka-bfs-oo-ansixiyey-axdiga-xakameynta-tubaakada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibanada-golaha-shacabka-bfs-oo-ansixiyey-axdiga-xakameynta-tubaakada\/","title":{"rendered":"Xildhibanada Golaha Shacabka BFS oo ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);Xidhibaanad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada, waxaana ogolaatay 139-Xildhibaan, seddax Xildhibaan ayaa ka aamustay, wax diidayna ma jirin.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan Golaha Shacabka ayaa sidoo kale muujinaya dadaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan ilaalinta caafimaadka dadweynaha iyo la jaanqaadidda heshiisyada caalamiga ah<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);Xidhibaanad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada, waxaana ogolaatay 139-Xildhibaan, seddax Xildhibaan ayaa ka aamustay, wax diidayna ma jirin. Go\u2019aankan Golaha Shacabka ayaa sidoo kale muujinaya dadaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan ilaalinta caafimaadka dadweynaha iyo la jaanqaadidda heshiisyada caalamiga ah<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":553530,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-553529","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553529","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=553529"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":553533,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553529\/revisions\/553533"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/553530"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=553529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=553529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=553529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}