{"id":553414,"date":"2026-01-10T19:02:03","date_gmt":"2026-01-10T16:02:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=553414"},"modified":"2026-01-10T19:03:27","modified_gmt":"2026-01-10T16:03:27","slug":"ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-aqoonsiga-beenaadka-israaiil-ee-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-aqoonsiga-beenaadka-israaiil-ee-somaliland\/","title":{"rendered":"Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa&#8217;iil ee Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Magaalada Jidda ee Dalka Sacuudi Carabiya waxaa ka socda shir aan caadi ahayn oo ay leeyihiin Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Islaamka.<\/p>\n<p>Shirka ayaa loo doodayaa xadgudubka Israa&#8217;iil ay kula kacday midnimada iyo wadadjirka Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xoghaayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Xuseen Ibraahim Daaha oo ka hadlay shirka ayaa marka hore cambaareeyay aqoonsiga xadgudubka ah ee Israa&#8217;iil ku aqoonsatay qeyb ka mid ah Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirka ayaa lagu wadaa in laga soo saaro warmurtoyeed ka dhan ah Israa&#8217;iil iyo Xadgudubkeeda garadarada ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Magaalada Jidda ee Dalka Sacuudi Carabiya waxaa ka socda shir aan caadi ahayn oo ay leeyihiin Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Islaamka. Shirka ayaa loo doodayaa xadgudubka Israa&#8217;iil ay kula kacday midnimada iyo wadadjirka Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Xoghaayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Xuseen Ibraahim Daaha oo ka hadlay shirka ayaa marka hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":553415,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-553414","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553414","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=553414"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":553417,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553414\/revisions\/553417"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/553415"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=553414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=553414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=553414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}