{"id":553322,"date":"2026-01-10T00:31:46","date_gmt":"2026-01-09T21:31:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=553322"},"modified":"2026-01-10T00:31:46","modified_gmt":"2026-01-09T21:31:46","slug":"dowladda-hindiya-oo-si-adag-uga-hor-timid-xadgudubka-israaiil-kula-kacday-midnimada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-hindiya-oo-si-adag-uga-hor-timid-xadgudubka-israaiil-kula-kacday-midnimada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa&#8217;iil kula kacday midnimada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid go\u2019aankii xadgudubka ahaa ee Israa\u2019iil ay ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyadoo taageertay madax-bannaanida iyo wadajira dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya.<\/p>\n<p>Randhir Jaiswal oo ah Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Hindiya ayaa qabtay shir jaraa\u2019id oo uu ku shaaciyey mowqifka Hindiya, isagoo sheegay in xiriir taariikhi ah uu ka dhexeeyo Soomaaliya iyo Hindiya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan sii adkaynaynaa muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,\u201d ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Hindiya, Randhir Jaiswal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid go\u2019aankii xadgudubka ahaa ee Israa\u2019iil ay ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyadoo taageertay madax-bannaanida iyo wadajira dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya. Randhir Jaiswal oo ah Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Hindiya ayaa qabtay shir jaraa\u2019id oo uu ku shaaciyey mowqifka Hindiya, isagoo sheegay in xiriir taariikhi ah uu ka dhexeeyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":553323,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-553322","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553322","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=553322"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553322\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":553324,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553322\/revisions\/553324"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/553323"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=553322"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=553322"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=553322"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}