{"id":553235,"date":"2026-01-08T13:59:13","date_gmt":"2026-01-08T10:59:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=553235"},"modified":"2026-01-08T14:02:14","modified_gmt":"2026-01-08T11:02:14","slug":"maamulka-shabeellada-dhexe-oo-deeq-xoolo-ah-ku-wareejiyay-ciidanka-xoogga-ee-jooga-wargaadhi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-shabeellada-dhexe-oo-deeq-xoolo-ah-ku-wareejiyay-ciidanka-xoogga-ee-jooga-wargaadhi\/","title":{"rendered":"Maamulka Shabeellada Dhexe oo deeq xoolo ah ku wareejiyay ciidanka xoogga ee jooga Wargaadhi"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Dhexe Maxamuud Maxamed Nuur oo ay la socdaan\u00a0 Taliyaha Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Janaraal Xasan Dhicisow ayaa gaaray deegaanka Wargaadhi ,iyagoo xoolo nool ku wareejiyay ciidanka dowladda ee ku sugan deegaankaaso oo ka tirsan Sh\/Dhexe.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo booqasho dhiirigelin ah ugu tegay Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa xaq u dirirka deegaanka ee ku sugan wargaadhi ayaa ku booriyay inay muujiyaan isku duubni, si ay cadowga wadajir uga guuleystaan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa waxaa uu xaqiijiyay inay ka maamul ahaan garab taaganyihiin Ciidamada dagaalka kula jira Khawaarijta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-553240 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/deeq2.jpg\" alt=\"\" width=\"870\" height=\"580\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/deeq2.jpg 870w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/deeq2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/deeq2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/deeq2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/deeq2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/deeq2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/deeq2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 870px) 100vw, 870px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Dhexe Maxamuud Maxamed Nuur oo ay la socdaan\u00a0 Taliyaha Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Janaraal Xasan Dhicisow ayaa gaaray deegaanka Wargaadhi ,iyagoo xoolo nool ku wareejiyay ciidanka dowladda ee ku sugan deegaankaaso oo ka tirsan Sh\/Dhexe. Guddoomiyaha oo booqasho dhiirigelin ah ugu tegay Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa xaq u dirirka deegaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":553236,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-553235","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=553235"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":553241,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553235\/revisions\/553241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/553236"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=553235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=553235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=553235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}