{"id":553122,"date":"2026-01-06T22:47:54","date_gmt":"2026-01-06T19:47:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=553122"},"modified":"2026-01-06T22:47:54","modified_gmt":"2026-01-06T19:47:54","slug":"golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika-oo-soo-saaray-bayaan-ku-saabsan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika-oo-soo-saaray-bayaan-ku-saabsan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Golaha nabadda iyo amniga ee Midowga Afrika oo soo saaray bayaan ku saabsan Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa (SONNA): Goluhu wuxuu si adag uga horyimid isla markaana cambeereeyay go\u2019aanka hal dhinac ah ee ay Israa\u2019iil ku aqoonsatay \u201cSomaliland\u201d oo qeyb ka ah Jamhuuriyadda Soomaaliya inay tahay dal madax-bannaan, taas oo halis gelinaysa madax-bannaanida, midnimada dhuleed iyo xasilloonida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Goluhu waxa uu si adag u cambaareynaya go\u2019aankaas qaldan, iyagoo ku baaqay in si degdeg ah looga noqdo.<\/p>\n<p>Goluhu waxa uu mar kale xaqiijinaya sida ay uga go\u2019an yahay ilaalinta madax-bannaanida, midnimada iyo xasilloonida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si waafaqsan Axdiga Aasaaska ee Midowga Afrika, gaar ahaan Qodobka 4 (e) iyo (i) ee Heshiiska Golaha Nabadda iyo Amniga, iyo sidoo kale qodobada khuseeya ee Axdiga Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Goluhu waxa uu soo dhoweynayaa bayaanka uu soo saaray Mudane Mahmoud Ali Youssouf, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, taariikhdiisuna ahayd 26 Diseembar 2025, kaas oo diidaya tallaabo kasta ama qorshe kasta oo lagu aqoonsanayo waqooyiga Soomaaliya (Somaliland) inuu yahay dal madax-bannaan, arrintaas oo khilaafsan mabda\u2019a aasaasiga ah ee Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay, isla markaana khatar ku ah nabadda iyo xasilloonida Qaaradda, iyadoo sidoo kale wiiqaysa himilada Afrika mideysan, barwaaqo ah, oo nabdoon sida ku cad Ajandaha 2063.<\/p>\n<p>Goluhu waxa uu caddaynayaa in aysan jirin cid xaq u leh ama awood u leh inay beddesho xuduudaha dhuleed ee dal xubinta ka ah Midowga Afrika, isla markaana tallaabo kasta oo noocaas ah ay tahay mid sharci darro ah, waxba kama jiraan ah, oo aan wax saamayn ah lahayn.<\/p>\n<p>Goluhu waxa uu mar kale xasuusinayaa in isku day kasta oo lagu beddelo xuduudaha xoog ama si sharci darro ah uu yahay mid ka hor imanaya Axdiga Midowga Afrika, isla markaana abuuri kara tusaale khatar ah oo saameyn ballaaran ku yeelan kara nabadda, amniga, iyo xasilloonida Afrika.<\/p>\n<p>Golaha Nabadda iyo ammaanka ee Midowga Afrika waxa uu ogeysiisanaya in tallaabooyinka noocaas ahi ay khatar ku yihiin nabadda iyo xasilloonida Qaaradda, gaar ahaan gobolka Geeska Afrika, isla markaana ay carqaladeynayaan dadaallada amniga ee wadajirka ah iyo mabaadi\u2019da la isla gartay ee Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Goluhu waxa uu ugu baaqaya dhammaan dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika iyo saaxiibada caalamka inay dib u xaqiijiyaan madax-bannaanida iyo midnimada Soomaaliya, kana soo horjeestaan fal kasta oo sharci-darro ah, isla markaana ay taageeraan midnimada Afrika, sharciyadda caalamiga ah, iyo xasilloonida gobolka; sidoo kale ku boorinaya dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika inay taageeraan dadaallada Qaramada Midoobay ee lagu ilaalinayo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyo in la taageero tallaabo kasta oo wadajir ah oo laga qaado Golaha Guud Qaramada Midoobay ee arrintan la xiriirta.<\/p>\n<p>Goluhu waxa uu ugu hambalyeynayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya dadaalkeeda ku aaddan dhismaha dowladnimada; isla markaana ku dhiirrigelinaya sii wadidda wadahadallada gudaha dalka sida kaliya ee waxtarka leh ee lagu xallin karo khilaafaadka jira ee u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah; arrintaas awgeed, wuxuu codsanayaa Guddiga isagoo kaashanaya IGAD iyo Bulshada Bariga Afrika (EAC), inuu sii wado taageerada iyo fududeynta wadahadallo wada-dhan ah oo nabadeed.<\/p>\n<p>Goluhu waxa uu xusuusinaya muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo guulihii la gaaray iyo in la dardar geliyo dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta ah ee Al-Shabaab<\/p>\n<p>Goluhu waxa uu go\u2019aansanaya inuu si dhow ula socdo arrintan oo uu sii ahaado mid firfircoon oo ku hawlan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-553124\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728557177.jpg\" alt=\"\" width=\"1013\" height=\"716\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728557177.jpg 1013w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728557177-300x212.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728557177-768x543.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728557177-860x608.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1013px) 100vw, 1013px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-553125\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728554982.jpg\" alt=\"\" width=\"612\" height=\"407\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728554982.jpg 612w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728554982-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728554982-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728554982-420x280.jpg 420w\" sizes=\"auto, (max-width: 612px) 100vw, 612px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-553126\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728552452.jpg\" alt=\"\" width=\"612\" height=\"415\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728552452.jpg 612w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728552452-300x203.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 612px) 100vw, 612px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-553127\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728549719.jpg\" alt=\"\" width=\"612\" height=\"377\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728549719.jpg 612w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1767728549719-300x185.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 612px) 100vw, 612px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa (SONNA): Goluhu wuxuu si adag uga horyimid isla markaana cambeereeyay go\u2019aanka hal dhinac ah ee ay Israa\u2019iil ku aqoonsatay \u201cSomaliland\u201d oo qeyb ka ah Jamhuuriyadda Soomaaliya inay tahay dal madax-bannaan, taas oo halis gelinaysa madax-bannaanida, midnimada dhuleed iyo xasilloonida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Goluhu waxa uu si adag u cambaareynaya go\u2019aankaas qaldan, iyagoo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":553123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-553122","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553122","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=553122"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553122\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":553128,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553122\/revisions\/553128"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/553123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=553122"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=553122"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=553122"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}