{"id":553111,"date":"2026-01-06T16:06:07","date_gmt":"2026-01-06T13:06:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=553111"},"modified":"2026-01-06T16:06:07","modified_gmt":"2026-01-06T13:06:07","slug":"wafdi-ballaaran-oo-ka-socday-dowladda-turkiga-ayaa-maanta-soo-gaaray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-ballaaran-oo-ka-socday-dowladda-turkiga-ayaa-maanta-soo-gaaray-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo\u00a0 gaaray wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga.\u00a0Wafdigan waxaa horkacayay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Turkiga, \u00dcnsal Hayal, waxaana ka mid ahaa Taliyaha Arrimaha Dibadda, G\u00f6khan Demirtola iyo Taliye Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda, Turgay Olgun.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Masuuliyiinta Turkiga ah waxaa si rasmi ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo ay halkaas ku qaabileen saraakiil ka tirsan Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ujeedka socdaalka wafdigan ayaa la xiriira xoojinta iskaashiga amniga, kor u qaadista xiriirka labada dal iyo wadashaqeynta dhanka booliiska, iyadoo la filayo in ay la yeeshaan masuuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya kulammo miro dhal ah.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo\u00a0 gaaray wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga.\u00a0Wafdigan waxaa horkacayay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Turkiga, \u00dcnsal Hayal, waxaana ka mid ahaa Taliyaha Arrimaha Dibadda, G\u00f6khan Demirtola iyo Taliye Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda, Turgay Olgun. Masuuliyiinta Turkiga ah waxaa si rasmi ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":57,"featured_media":553112,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-553111","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553111","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/57"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=553111"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553111\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":553113,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/553111\/revisions\/553113"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/553112"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=553111"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=553111"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=553111"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}