{"id":552959,"date":"2026-01-02T18:18:27","date_gmt":"2026-01-02T15:18:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552959"},"modified":"2026-01-02T18:18:27","modified_gmt":"2026-01-02T15:18:27","slug":"culimada-soomaaliyeed-oo-maanta-khudbadii-jumcaha-kaga-hadlay-ilaalinta-midnimada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-maanta-khudbadii-jumcaha-kaga-hadlay-ilaalinta-midnimada-dalka\/","title":{"rendered":"Culimada Soomaaliyeed oo maanta khudbadii jumcaha kaga hadlay ilaalinta Midnimada Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta khudbadii jumcaha kaga hadlay ilaalinta midnimada dalka iyo dadka,culimada kala joogta caasimadda iyo gobolada dalka ayaa si isku mid ah meel adag uga istaagay damaca Israa&#8217;iil rabto in ay ku waxyeelayso midnimada dhulka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sh Cabdillaahi Gaab oo ka mid ah culimada sida adag uga hadlay damaca yuhuuda ayaa yiri &#8220;Dhagarta Yahuuda horay ayaa Islaamka looga digay Allah ayaa Qur&#8217;aanka Kariimka ah noogu sheegay, majirto wax aan ka faa&#8217;iideyno Israa&#8217;iil&#8221;.<\/p>\n<p>Sidoo kale Sheekh Daahir Caddow &#8220;Israa&#8217;iil caalamka Islaamka oo dhan dhibaato ayey ku hayaan, Dalkeenana dhibtaas ayey lasoo doonteen dalkeena&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta khudbadii jumcaha kaga hadlay ilaalinta midnimada dalka iyo dadka,culimada kala joogta caasimadda iyo gobolada dalka ayaa si isku mid ah meel adag uga istaagay damaca Israa&#8217;iil rabto in ay ku waxyeelayso midnimada dhulka Soomaaliyeed. Sh Cabdillaahi Gaab oo ka mid ah culimada sida adag uga hadlay damaca yuhuuda ayaa yiri &#8220;Dhagarta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":552939,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552959","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552959","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552959"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552960,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552959\/revisions\/552960"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}