{"id":552855,"date":"2026-01-01T13:15:31","date_gmt":"2026-01-01T10:15:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552855"},"modified":"2026-01-01T13:18:03","modified_gmt":"2026-01-01T10:18:03","slug":"hirgelinta-sharciga-kaarka-aqoonsiga-ee-safarada-gudaha-oo-dib-loo-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hirgelinta-sharciga-kaarka-aqoonsiga-ee-safarada-gudaha-oo-dib-loo-dhigay\/","title":{"rendered":"Hirgelinta Sharciga Kaarka Aqoonsiga ee Safarada Gudaha oo dib loo dhigay"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo dhigay hirgelinta go\u2019aankii hore ee ahaa in qof aan haysan Kaarka Aqoonsiga Qaranka uusan safri karin gudaha dalka.<\/p>\n<p>War kasoo baxay Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu sheegay in go\u2019aankaasi oo horey loogu qorsheeyay inuu dhaqan galo 1-da Janaayo 2026, dib loo dhigay, isla markaana uu dhaqan geli doono 1-da Maarso 2026, si shacabka Soomaaliyeed loo siiyo waqti dheeri ah oo ay ku diyaarsadaan qaadashada Kaarka Aqoonsiga Qaranka.<\/p>\n<p>Hay\u2019addu waxay mar kale ku boorrisay shacabka Soomaaliyeed inay ka faa\u2019iideystaan muddadan dheeraadka ah, isla markaana ay qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka ka hor taariikhda cusub ee loo asteeyay hirgelinta go\u2019aankan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo dhigay hirgelinta go\u2019aankii hore ee ahaa in qof aan haysan Kaarka Aqoonsiga Qaranka uusan safri karin gudaha dalka. War kasoo baxay Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu sheegay in go\u2019aankaasi oo horey loogu qorsheeyay inuu dhaqan galo 1-da Janaayo 2026, dib loo dhigay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":552856,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552855","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552855","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552855"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552859,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552855\/revisions\/552859"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552856"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}