{"id":552845,"date":"2026-01-01T11:18:25","date_gmt":"2026-01-01T08:18:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552845"},"modified":"2026-01-01T11:46:13","modified_gmt":"2026-01-01T08:46:13","slug":"soomaaliya-oo-la-wareegtay-shirguddooka-golaha-ammaanka-ee-qm","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-shirguddooka-golaha-ammaanka-ee-qm\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo la wareegtay shirguddooka Golaha Ammaanka ee QM"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ayaa maanta oo ah kowad bisha Janaayo ee sanadka 2026-a si rasmi ah ula wareegtay guddoominta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa muddada bisha ee lagu guda jiro noqon doonta dalka shir-guddoominaya\u00a0 Golaha Ammaanka,waxaana la filayaa in ay hagaan kulamada muhiimka ah ee looga hadlayo nabadda iyo amniga caalamka.<\/p>\n<p><span style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\">\u00a0Tallaabadan ayaa ah mid taariikhi ah oo muujinaysa kororka doorka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo sida ay uga muuqanayso go\u2019aannada caalamiga ah.<\/span><\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xilkaan uu yahay fursad qaali ah oo lagu muujinayo in Soomaaliya ay diyaar u tahay hoggaan iyo kaalin muuqata oo caalami ah.<\/p>\n<p>Guddoominta Golaha Ammaanka ee QM waxay si wareeg ah ugu dhacdaa waddamada xubnaha ka ah\u00a0 bil kasta, iyadoo Soomaaliya ay haatan hoggaanka u hayso markii ugu horreysay muddo tobannaan sano ah. Tani waxay astaan u tahay dib-u-soo kabashada iyo horumarka laga gaaray xasilloonida iyo xiriirka caalamiga ah ee dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ayaa maanta oo ah kowad bisha Janaayo ee sanadka 2026-a si rasmi ah ula wareegtay guddoominta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Soomaaliya ayaa muddada bisha ee lagu guda jiro noqon doonta dalka shir-guddoominaya\u00a0 Golaha Ammaanka,waxaana la filayaa in ay hagaan kulamada muhiimka ah ee looga hadlayo nabadda iyo amniga caalamka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":552846,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552845","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552845","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552845"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552845\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552847,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552845\/revisions\/552847"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552846"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552845"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552845"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552845"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}