{"id":552656,"date":"2025-12-30T11:37:50","date_gmt":"2025-12-30T08:37:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552656"},"modified":"2025-12-30T11:39:41","modified_gmt":"2025-12-30T08:39:41","slug":"masar-oo-si-adag-u-cambaaraysay-ficilada-gurracab-ee-israaiil-ku-farogelisay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masar-oo-si-adag-u-cambaaraysay-ficilada-gurracab-ee-israaiil-ku-farogelisay-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dowladda Masar oo si cad uga hortimid faragelinta Israa\u2019iil ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Masar ayaa si xooggan u caddeysay inaysan aqbali doonin faragelinta Israa\u2019iil ee madaxbannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadan ay u aragtay mid si weyn u carqaladeyneysa qaranimada iyo isku duubnida dalka Sooamliya.<\/p>\n<p>Dowladda Masar ayaa jeedisay kulankii degdegga ahaa ee Golaha Qaramada Midoobay (QM), oo ay Soomaaliya codsatay, si looga wada hadlo faragelinta Yahuuda iyo saameynta ay ku leedahay madax-bannaanida iyo midnimada Soomaliya<\/p>\n<p>Masar ayaa caddeysay inay garab taagan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ay taageersan tahay ilaalinta midnimadeeda, iyo madax-bannaanideeda, dhuleed ee Soomaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Dowladda Masar waxay ku boorisay beesha caalamka in la dhowro<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Masar waxay mar kale xaqiijisay mowqifkeeda joogtada ah ee ku aaddan taageerada Soomaaliya, iyadoo caddeysay in midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay in la ixtiraamo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Masar ayaa si xooggan u caddeysay inaysan aqbali doonin faragelinta Israa\u2019iil ee madaxbannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadan ay u aragtay mid si weyn u carqaladeyneysa qaranimada iyo isku duubnida dalka Sooamliya. Dowladda Masar ayaa jeedisay kulankii degdegga ahaa ee Golaha Qaramada Midoobay (QM), oo ay Soomaaliya codsatay, si looga wada hadlo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":552657,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552656","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552656","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552656"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552656\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552660,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552656\/revisions\/552660"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552657"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552656"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552656"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}