{"id":552584,"date":"2025-12-29T21:31:36","date_gmt":"2025-12-29T18:31:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552584"},"modified":"2025-12-29T21:31:36","modified_gmt":"2025-12-29T18:31:36","slug":"koofur-afrika-oo-diiday-damaca-israel-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/koofur-afrika-oo-diiday-damaca-israel-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Koofur Afrika oo diiday damaca Israel ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Johanesburg (SONNA): Dowladda Koonfur Afrika ayaa ka digtay in go\u2019aanka Israel ay ku aqoonsanayso Somaliland oo ah gobol ka mid ah Soomaaliya inuu yahay \u201chalis toos ah\u201d oo ku wajahan nabadda Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Koonfur Afrika ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in aqoonsigaasi jebinayo madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Koonfur Afrika waxay sheegtay inay ku adkaysanayso mabda\u2019a Midowga Afrika ee uti possidetis, oo ku baaqaya in la ixtiraamo xuduudihii laga dhaxlay xilligii madaxbannaanida, si looga hortago khilaafaadka. Waxay sidoo kale ugu baaqday beesha caalamka inay diidaan \u201cfaragelinta dibadda\u201d ee Tel Aviv, isla markaana ay taageeraan Soomaaliya mideysan oo xasilloon, iyagoo raacaya mabaadi\u2019da Midowga Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Johanesburg (SONNA): Dowladda Koonfur Afrika ayaa ka digtay in go\u2019aanka Israel ay ku aqoonsanayso Somaliland oo ah gobol ka mid ah Soomaaliya inuu yahay \u201chalis toos ah\u201d oo ku wajahan nabadda Geeska Afrika. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Koonfur Afrika ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in aqoonsigaasi jebinayo madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":552585,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552584","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552584","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552584"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552586,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552584\/revisions\/552586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552585"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}