{"id":552553,"date":"2025-12-29T13:38:18","date_gmt":"2025-12-29T10:38:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552553"},"modified":"2025-12-29T13:38:18","modified_gmt":"2025-12-29T10:38:18","slug":"madaxda-warfaafinta-hirshabeelle-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-guud-ee-warfaafinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-warfaafinta-hirshabeelle-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-guud-ee-warfaafinta\/","title":{"rendered":"Madaxda Warfaafinta Hirshabeelle oo tacsi u diray Agaasimaha Guud ee Warfaafinta"},"content":{"rendered":"<p>Miqdisho(SONNA);-Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle, oo ay hormuud ka yihiin Wasiirka Wasaaradda, wasiir-ku-xigeennada iyo dhammaan howl-wadeennada Wasaaradda, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Hirshabeelle, Mudane Yaasiin Axmed Maxamuud, oo hooyadii Maryan Axmed Kulmiye ku geeriyootay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta iyo howl-wadeennada Wasaaradda Warfaafinta Hirshabeelle waxay Alle uga baryayaan marxuumadda in uu ku mannaysto naxariistiisa Janno; Agaasime Yaasiin iyo dhammaan ehelkana uu ka siiyo samir iyo iimaan, qalbiyadoodana uu u qaboojiyo.<\/p>\n<p>Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Miqdisho(SONNA);-Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle, oo ay hormuud ka yihiin Wasiirka Wasaaradda, wasiir-ku-xigeennada iyo dhammaan howl-wadeennada Wasaaradda, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Hirshabeelle, Mudane Yaasiin Axmed Maxamuud, oo hooyadii Maryan Axmed Kulmiye ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Masuuliyiinta iyo howl-wadeennada Wasaaradda Warfaafinta Hirshabeelle waxay Alle uga baryayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":552554,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552553","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552553","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552553"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552553\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552555,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552553\/revisions\/552555"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552554"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}