{"id":552376,"date":"2025-12-27T14:30:36","date_gmt":"2025-12-27T11:30:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552376"},"modified":"2025-12-27T14:30:36","modified_gmt":"2025-12-27T11:30:36","slug":"wasiirka-hawlaha-guud-ee-xfs-oo-si-adag-uga-hadlay-goaanka-ay-israaiil-ku-sheegtay-inay-dowlad-ahaan-u-aqoonsatay-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-hawlaha-guud-ee-xfs-oo-si-adag-uga-hadlay-goaanka-ay-israaiil-ku-sheegtay-inay-dowlad-ahaan-u-aqoonsatay-somaliland\/","title":{"rendered":"Wasiirka hawlaha guud ee XFS oo si adag uga hadlay go\u2019aanka ay\u00a0 Israa\u2019iil ku sheegtay inay dowlad ahaan u aqoonsatay Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si adag uga hadlay go\u2019aanka ay Israa\u2019iil ku sheegtay inay dowlad ahaan u aqoonsatay Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu tallaabadan ku tilmaamay mid ka hor imaanaysa sharciga caalamiga ah, midnimada dhuleed iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isagoo carrabka ku adkeeyay in arrimaha la xiriira aqoonsiga iyo masiirka dalka ay yihiin kuwo go\u2019aan kooda kama dambaysta ahi yaallo caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirka ayaa xusay in go\u2019aankan uu dhaawacayo xasilloonida iyo wada-noolaanshaha Geeska Afrika, isagoo ugu baaqay beesha caalamka inay ixtiraamaan midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si adag uga hadlay go\u2019aanka ay Israa\u2019iil ku sheegtay inay dowlad ahaan u aqoonsatay Somaliland. Wasiirku waxa uu tallaabadan ku tilmaamay mid ka hor imaanaysa sharciga caalamiga ah, midnimada dhuleed iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isagoo carrabka ku adkeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":552377,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552376","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552376","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552376"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552376\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552378,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552376\/revisions\/552378"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552377"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}