{"id":552367,"date":"2025-12-27T11:41:51","date_gmt":"2025-12-27T08:41:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552367"},"modified":"2025-12-27T11:41:51","modified_gmt":"2025-12-27T08:41:51","slug":"dowladda-ciraaq-oo-si-adag-u-cambaareysay-xadgudubka-ay-israaiil-kula-kacday-midnimada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-ciraaq-oo-si-adag-u-cambaareysay-xadgudubka-ay-israaiil-kula-kacday-midnimada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"dowladda Ciraaq oo si adag u cambaareysay xadgudubka ay Israa\u2019iil kula kacday midnimada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Jamhuuriyadda Ciraaq ayaa si adag u cambaareysay aqoonsiga ay Israa\u2019iil u sameeyay waxa ay ugu yeertay \u201cDhulka Soomaaliland,\u201d iyadoo tallaabadan ku tilmaantay xadgudub cad oo ka dhan ah madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kana hor imanaya sharciga caalamiga ah iyo Axdiga Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ciraaq ayaa sheegtay in, maadaama Ciraaq ay hadda hoggaaminayso Jaamacadda Carabta, ay arrintani wiiqeyso amniga iyo xasilloonida gobolka, isla markaana khatar ku tahay xasilloonida Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Ciraaq waxay mar kale adkaysay mowqifkeeda ku aaddan ixtiraamka madax-bannaanida dalalka iyo midnimadooda, waxayna ugu baaqday beesha caalamka iyo hay\u2019adaha caalamiga ah inay qaataan mowqif cad oo ka dhan ah tallaabooyinka sharci-darrada ah, si loo ilaaliyo sharcinimada caalamiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Jamhuuriyadda Ciraaq ayaa si adag u cambaareysay aqoonsiga ay Israa\u2019iil u sameeyay waxa ay ugu yeertay \u201cDhulka Soomaaliland,\u201d iyadoo tallaabadan ku tilmaantay xadgudub cad oo ka dhan ah madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kana hor imanaya sharciga caalamiga ah iyo Axdiga Qaramada Midoobay. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ciraaq ayaa sheegtay in, maadaama Ciraaq [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":552368,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552367","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552367","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552367"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552367\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552369,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552367\/revisions\/552369"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552368"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}