{"id":552362,"date":"2025-12-27T11:02:25","date_gmt":"2025-12-27T08:02:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552362"},"modified":"2025-12-27T11:07:21","modified_gmt":"2025-12-27T08:07:21","slug":"jordan-oo-sheegtay-in-israaiil-xudgudub-ku-samaysay-madax-bannaanida-jamhuuriyadda-federaalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jordan-oo-sheegtay-in-israaiil-xudgudub-ku-samaysay-madax-bannaanida-jamhuuriyadda-federaalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Jordan oo Sheegtay in Israa&#8221;iil\u00a0 xudgudub ku samaysay madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Jordan oo Sheegtay in Israa\u2019iil ay Xadgudub ku Samaysay Madaxbannaanida iyo Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Jordan ayaa lagu sheegay in dowladda Jordan ay si adag uga soo horjeeddo ku dhawaaqista Israa\u2019iil ee aqoonsi ku sheega Maamulka Somaliland. Jordan waxay tallaabadaas ku tilmaantay mid si cad u jebinaysa sharciga caalamiga ah iyo Axdiga Qaramada Midoobay, isla markaana xadgudub ku ah madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale xusay in Jordan ay mar walba garab taagan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo adkaysay muhiimadda ay leedahay ixtiraamka madax-bannaanida dalalka, ilaalinta midnimadooda dhuleed iyo dhowrista mabaadi\u2019da sharciga caalamiga ah. Dowladda Jordan ayaa ugu baaqday beesha caalamka inay ka hortagaan tallaabo kasta oo hal-dhinac ah oo carqaladeyn karta nabadda, xasilloonida iyo amniga gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-552363 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1766822236947.jpg\" alt=\"\" width=\"868\" height=\"826\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1766822236947.jpg 868w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1766822236947-300x285.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1766822236947-768x731.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1766822236947-860x818.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 868px) 100vw, 868px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Jordan oo Sheegtay in Israa\u2019iil ay Xadgudub ku Samaysay Madaxbannaanida iyo Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Jordan ayaa lagu sheegay in dowladda Jordan ay si adag uga soo horjeeddo ku dhawaaqista Israa\u2019iil ee aqoonsi ku sheega Maamulka Somaliland. Jordan waxay tallaabadaas ku tilmaantay mid si cad u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":552365,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552362","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552362","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552362"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552362\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552366,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552362\/revisions\/552366"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552365"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552362"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552362"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552362"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}