{"id":552338,"date":"2025-12-26T17:17:46","date_gmt":"2025-12-26T14:17:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552338"},"modified":"2025-12-26T17:17:46","modified_gmt":"2025-12-26T14:17:46","slug":"guddoomiyaha-guddiga-midowga-afrika-oo-hambalyo-u-diray-shacabka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-guddiga-midowga-afrika-oo-hambalyo-u-diray-shacabka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha guddiga midowga Afrika oo Hambalyo u Diray Shacabka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa(SONNA):-Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa soo dhaweeyay doorashooyinkii degmooyinka ee ka qabsoomay magaalada Muqdisho 25-kii Diseembar 2025, isagoo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed sida ay doorashooyinku ugu dhaceen si deggen oo nidaamsan.<\/p>\n<p>Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in qabsoomidda doorashooyinkan ay tahay tallaabo muhiim ah oo bilow ah oo ka tarjumaysa dadaallada socda ee Soomaaliya ay ku horumarinayso maamul dimuqraadi ah guud ahaan dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika wuxuu carrabka ku adkeeyay in doorashooyinka heer degmo ay door weyn ka qaataan xoojinta ka-qaybgalka dadweynaha ee maamulka, isla markaana ay siinayaan waayo-aragnimo muhiim ah geeddi-socodka siyaasadeed iyo doorasho ee ay Soomaaliya iyadu hoggaaminayso.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika wuxuu mar kale xaqiijiyay in Midowga Afrika uu sii wadi doono garab istaagga iyo la-socodka shacabka Soomaaliyeed, dadaalladooda ku aaddan dhismaha maamul loo dhan yahay, iyo hirgelinta nabadda iyo xasilloonida waarta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa(SONNA):-Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa soo dhaweeyay doorashooyinkii degmooyinka ee ka qabsoomay magaalada Muqdisho 25-kii Diseembar 2025, isagoo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed sida ay doorashooyinku ugu dhaceen si deggen oo nidaamsan. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in qabsoomidda doorashooyinkan ay tahay tallaabo muhiim ah oo bilow ah oo ka tarjumaysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":552339,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552338","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552338","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552338"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552338\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552340,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552338\/revisions\/552340"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552339"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552338"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552338"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552338"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}